HomeDawladda Turkiga Oo Go’aansatay Inay Dib U Bilowdo Wada Hadaladii Somaliland Iyo...

Dawladda Turkiga Oo Go’aansatay Inay Dib U Bilowdo Wada Hadaladii Somaliland Iyo Somaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(Slpost)-Dawladda Turkiga ayaa go’aansatay inay dib u bilowdo wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya oo muddo istaagay.

www

Sida ay Geeska Afrika u sheegeen ilo xogogaali, dawladda Turkigu waxa ay bilowday inay u kala dabqaado labada dawladood si ay isugu soo dhawayso aragtiyaha kala fog ee ay kala istaageen, markii ay wada hadaladii istaageen, taas oo ka dhalatay shirkii u dambeeyay ee ay dawladda Somaliya wada hadalka ku soo dartay dad asal ahaan ka soo jeeda Somaliland balse ka tirsan dawladda Somaliya.

Dawladda Turkiga, ayaa dad aanay magacaabin oo ay ku sheegtay diblomaasiyiin ka kala socda Somaliland iyo Somaliya si da’d ban isugu gaysay xarunta hay’adooda caalamiga ah ee TIKA ku leedahay magaalada Istanbul. “Wufuud diblomasiyadeed oo ka kala socda Somaliland iyo Somaliya ayaa booqday TIKA” hadalkaas kooban waxa lagu baahiyay barta ay hay’adda TIKa ku leedahay twitterka, lamana faahfaahin kuwa ay yihiin diblomaasiyiinta labada dal.

Waxase ay u muuqataa in socdaalkaasi ka mid yahay dedaalada uu Turkigu doonayo inuu isu soo dhaweeyo aragtiyaha kala durugsan ee Somaliland iyo Somaliya.

Geesta kale, wufuud ka kala socota labada dawladood ee Somalialnd iyo Somaliya, ayaa la filayaa inay booqasho ku tagaan dalka Turkiga, socdaalkaas oo isna qayb ka ah dedaalada Turkiga.

Weftigii bishii hore yimid dalka Somaliland ee ka socda Turkiga, ayaa kulankii ay la yeesheen Madaxweyne Siilaanyo waxay ku sheegeen inay doonayaan inay dib u bilaabaan wada hadaladii Somalialnd iyo Somaliya, islamarkaana ay doorkan qaataan door ka firfircoon doorarkii ay ka qaadan jireen wada hadaladii hore.

Xigasho geeska

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories