Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

“Madaxweynuhu Inuu Tanaasulaa Waajib Bay Ahayd, Waxyaabo Badana Waxa Ay U Dhacayaan Madaxweynaha Oon Doorkiisii Si Buuxda U Ciyaari Karayn” Xildhibaan Rayte

Hargeysa (SLpost)-Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (Rayte), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa ka hadlay xaalada uu dalku marayo iyo hogaaminta Madaxweyne Siilaanyo,...

Caqabadaha Ka Jira Jaamacadaha Somaliland W/Q: Maxamuud Daahir Cumar

Tacliinata sare ee Somaliland  gaar ahaan jaamacadaha waxaa haysta caqabado badan, xirfadlayaasha tacliinta oo yar ayaa ah mid ka mid ah caqabadaha ugu waaweyn...

Gacan Gadaal Ka Baqaysaa Geed Ma Goyso! W/Q: Dr.Georgi Kapchits

Waxaan aad ugu faraxsanahay in qayb kasta oo ka mid ah murtida Soomaaliyeed ay weli nooshahay soona jiidato dhallinyarada. Haddii wax laga taataabto maqaalka la...

JACAYL AAN JAHO LAHAYN

Abuurka noolaha waxaa uu ka unkamaa oo Alle ku jaan gooyey lab iyo dhadig taas oo ay ka siman yihiin noolaha oo dhami. Caadi...

Dhinaca Qorsoon Ee Nolosha Madax Dunida Caan Ka Ah (4): Jacaylkii Askarinnimada Ku Seegi Gaadhay Jamaal Cabdinaasir Iyo Caashaqii Al-Bashiir Cirrada Ku Helay

Hargeysa (SLpost)- Qormadan oo uu wargeyskan Geeska Afrika ilo kala duwan ka soo dheegtay waxa aynu si kooban ugu eegaynaa qisaska jacayl ee boqorro...

Daawo:-Madaxweyne Ku Xigeen Saylici Oo Cisbitaalka Ku Booqday Dadkii Shilka Ku Waxyeeloobay

Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa cisbitaalka ku booqday dadkii ku waxyeeloobay shilkii maanta. https://youtu.be/dgpOcHER6jQ

Daawo:-Maydadka iyo Dhaawaca Qaar Ka Mid Ah Dadkii Shilka Maanta Galay Oo Cisbitaalka Hargeysa La Soo Gaadhsiiyay

Hargeysa(SLpost)-Taliyaha ciidanka booliska Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa ka hadlay shirlkii maanta ka dhacay galbeedka Somaliland, waxaanu sheegay inay halkaas saraakiil baaditaan saaysa ay u...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img