Daawo:-Sida Ay u Heesayso Inan Yar oo Ay Dhashay Fanaanada Caanka Ah Ee Sahra Halgan
Halkan ka daawo hees ay ka qaadayso hudheelkooda Hido-dhawr inan yar oo ay dhashay fanaanada caanka ah ee Sahra Halgan oo haatan u soo...
Wasaarada Deegaanka Oo Talaabo Ka Qaadaysa Warshada Haraga Dacarbudhuq
Hargeysa(SLpost)-Dadka ku nool deegaanka Dacarbudhuq ee bariga Hargeysa ayaa cabasho ka muujiyay khatar xagga caafimaadka iyo deegaanka in ay ku heyso wasakhda wershada hargaha...
Daawo:-Shabakad Caruurta Ugaadhsanaysa Oo Hargeysa Ka Soo Baxday iyo Wiil Beer Xanuun Ay Ku Naceen Oo Ka Warmay Waxii Qabsaday
Hargeysa(SLpost)-Wiil yar oo laga qafaashay wadada dhexdeeda xili uu ku sii jeeday malcaamad ayaa ka warmay niman qafaashay, kuwaas oo cadaan iyo reer koonfureed...
Burco:Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Oo Daahfurtay Maktabada Akhriska Burco
Burco(SLpost)-Akhriska Iyo Qoraalku Waxa Uu Door Muqda Ka Qadataa Adkaynta Iyo Ku Dhaqanka Afkaga Hooyo Hadaba Waxa Gobolada Dalka Ka Jira Naadiyo Ku Hawlan...
Daawo:-Somaliland iyo Itoobiya Oo Shir Muhiim Ah Uu Uga Furmay Magaalo Xeebeedka Berbera
Berbera(SLpost)-Itoobiya iyo Somaliland ayaa uu shir muhiim ah uga furmay magaalo xeebeedka Berbera oo dawlada Itoobiya ay danaynayso inay la wadaagto Somaliland. https://youtu.be/LzjM1Xksc8M
Daawo:-Xabaal Wadareed Aas Maamuus Loogu Sameeyay 10 Ka Mid Ah Dadkii Shalay Shilka Ku Dhintay
Hargeysa(SLpost)Alle hawnaxariistee waxa maanta aas maamuuseed loogu sameeyay Hargyesa toban qof oo ku dhintay shil baabuur oo shalay ka dhacay inta u dhaxaysa kala...
Waraabe Awr Ku Cunay Gudaha Magaalada Hargeysa+ Daawo Sawiro
Hargeysa(SLpost)-Waraabe ayaa ku cunay gudaha magaaalada weyn ee Hargeysa Awr ka mid ahaa kuwa iibka loo keeno saylada magaalada oo sida la filaayo magaalada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

