HomeMadaxweynaha Koonfur Afrika Oo Lagu Qasbay Inuu Bixiyo Badhkamid Ah Lacag uu...

Madaxweynaha Koonfur Afrika Oo Lagu Qasbay Inuu Bixiyo Badhkamid Ah Lacag uu Si Xad-dhaaf Ah Ugu Hagaajiyay Guri Uu Leeyahay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Jacob Zuma ayaa waxa uu sheegay in uu doonayo in uu dib u bixiyo lacagta uu muranka badan ka dhashay ee uu ku casriyeeyay ammaanka guriga uu gaarka u leeyahay ee ku yaal tuulada Nkandla ee baadiyaha gobolka KwaZulu Natal.

Waxa uu ku sheegay bayaan uu soo saaray xilli dambe oo maalintii Talaadada aheyd in uu qorshahan u diray diiwan hayaha Maxkamadda Dastuuriga.

Baaritaan musuq maasuq oo ay horkacaysay dacwad ooge Thuli Madonsela ayaa 2014-kii lagu sheegay in madaxweynuhu uu si xad dhaaf ah uga faa’iidaystay lacagta qaranka.

Waxa ay ku eedaysay Mr Zuma inuu ku kacay hab dhaqan aan wanaagsaneyn.

Warbixinteeda ayaa waxaa lagu ogaaday in barkad lagu dabaasho, goob digaaga lagu hayo, xero lo’aad iyo masrax ay ka mid ahaayeen goobaha qurxinta lagu sameeyay.

Waxa ay ku talisay in uu madaxweynuhu dib u bixiyo qeyb ka mid ah lacagaha loo isticmaalay waxyaabaha aanan ammaanka la xiriirin.

Wadarta guud ee kharashka lagu casriyeeyay ammaanka ayaa lagu qiyaasay in ay gaarayso 10 milyan oo doolar.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories