HomeDaawo Sawiro:-Madaxweyne Siilaanyo oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa Kadib Safar...

Daawo Sawiro:-Madaxweyne Siilaanyo oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa Kadib Safar Todobaad Qaatay oo Uu Ku Tagay Barga Dalka

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargeysa (SLpost ) Madaxweynaha oo saaka ka soo kicitimay magaalo marseeda Berbera ayaa waxa si miisaanleh loogu soo dhaweeyey inta u dhaxaysa labada gobol ee Saaxil iyo Maroodi-jeex, halkaas oo ay dadku isugu soo baxeen wadada hareeraheeda, iyagoo lulaaya caleemo qoyan, sawirada madaxweynaha iyo Calanka Jamhuuriyadda Somaliland, kuna dhawaaqaya eryo xigmadaysan oo ka soo go’ay quluubta iyo laabta Muwaadiniintaasi.

DSC_0001 (2) DSC_076 DSC_0003 (2) DSC_076 DSC_0004 DSC_0002 (5)

 Weftigu markii ay ka soo baxeen Berbera waxa soo gelbiyey maamulka heer gobol iyo heer degmo, kuwaas oo kaga hadhay Taalada Cumar ku joog oo u astaysan labada magaalo waa Berbera iyo Hargeyse, ka dibna waxa la wareegay soo gelbinta weftiga masuuliyiinta gobolka maroodi-jeex, oo ku sugaayey madaxweynaha halkaas.

 Waxaanay weftigii madaxweynuhu hogaaminaayey soo dhawayn aan kala go’a lahayn kala kulmen shacbiga ku dhaqan caasimada oo ilaa kaantaroolka iyo qasriga Madaxtooyada sida sawirada idinka muuqataba tubnaa.

 Ka dibna waxa madaxweynaha ku sugaayey Qasriga Madaxtooyada Madaxweyne ku xigeenka dalka, Gudoomiyaha Xisbi Xaakimka Kulmiye, ahna Musharaxa Madaxweynenimo ee Xisbiga, Gudoomiyaha gobolka Maroodi-jeex, Maayarka Caasimada, Maayar ku xigeenka iyo Masuuliyiin tiro badan oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaano, madax-dhaqameed, waayeel, waxgarad, haween iyo dhalinyaro.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories