O7 / 2 / 2016
Siyaasadu ma af ingiriisibaa
Waa keene iyo kordhiye.
KEENE. Waaryaa kordhiye saaxiib waxaan ku wey-diiyaySiyaasadu ma wax la bartaabaa mise kii afar ingirii-siyaOo jajaban ku hadla-yaaba waa siyaasi .
Dabeetana wasiirbaa laga dhiga-yaa mar hadday sidaa tahayMid yaraan awoow u ahay ayaa sida caanaha u qudhqudhina-yeeAan wasiir la doonto .
KORDHIYE . saaxiib haddaan kaaga jawaabo siyaasaddu waaWax si gaara loo barto sida caafimaad-ka dhaqaalaha iyo wixiiLa mida daunidan hore u martay aad maqashay waxay hora
Ugu mareen qof waliba waxa uu bartay oo uu weliba heerkaUgu sarreeya ka gaadhay ayuunbaa loo diraa maaha yaaafIngiriisi yaqaana .
Laakiin dhibta innaga ina haysaa waa qofkii oo meeshii uu kuHabboonaa aan loo dirayn .Markaa waxaad arkaysaa in weli aynaan noqon waddani-yiinNoqonna mayno waxa aynu qaadnay waddo aad uqaloocan
Taasuunbaa-nay kala dhaxlaysaa .
Saaka waxaan warbaahinta ka daawaday wasiir shir jaraa,idQabtay oo sidii uu uhadlaayay aan anigu khajilay oo ahaydHadalka maqaaxiyaa lagaga hadlo ee dhadhan-ka yarIsma odhanayo wasiirbaad-tee is basri oo hadalkaaga qiimoUyeel waxaanu ahaa laba wasiiro ka hadlaa-yay arinta TIYAATARKAWeliba hadalkiisii waxa ka mid ahaa wax aanu la hayn-baa la siiyee yay ahayd inuu u mahad-naqo .
Waan qoslay markaa dabeed waxaan ku idhi aday kugu habboontayInaad M/WEYNAHA u mahad-naqdo waayo adoo AAN WAXBAAHAYN ayuu maalqabeen iyo wasiir kaa dhigayOo uu kuu boobay hantidii qaranka.
Mahadna(ALLAA ) Iskale
GUULEED LIIBAAN (CAYNABO )

