HomeFARIIN CAAFIMAAD

FARIIN CAAFIMAAD

Date:

Related stories

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Cudurada kalyo istaaga ama Kansarka ee ku dhaca xubanaha Bini aadamka

Waxa aan ku sabababayn karanaa iyada oo cimilada dalkeenu aad u wanaagsan tahay sababo la quseeya baadhis la’aanta tayada dawooyinka iyo cuntooyinka ka soo dega dekada dalka. Waana qodobada hoos ku qoran

1. Dadkoo dawadii u isticmaalaya sifo qaldan oo aan tixraac maamul lahayn

2. Goobihii dawooyinka lagu iibinayey oo ku sii badanaya dalka, sida Pharmacy-yada

3. Dawladda oo aan lahayn goob ay ku baadho dawooyinkii iyo cuntooyinkii dalka ka soo degaya ku baadho tayadooda waxtar ama qalab

4. Daawooyinka oo dalka ku imanay sifo khilaafsan sharcigii siyaasadda dawooyinka loogu tala galay

5. Dawadii oo gacanta u gashay ganacsatolacag ku hagaysa oo aan lahayn wax aqoon caafimaad ah oo ay ku maamulaan dawadda iyagoo raadinaya faaiidooyin deg-dega

6. Wacyigelin la’aan ka jirta in dadka loo sheego inaan la isticmaalin dawo aanu dhakhtar ku qorin lagana iibin dadka dawo aanay warqad u sidan

7. Hayda tayda oo dalka ka jirta wali ma haysato qalab ay ku baadho tayda dawadda iyo cuntooyinka ee waddanka imanayaIyada oo ay jiraan qodoban kor ku xusan oo lumiyey kaalintii siyaasadda dib u eegida tayada daawooyinka dalka soo galaya iyo cuntooyinka iyo iyada oo ganacsatada dawooyinku u dhago nugul yihiin dalabka dadka dawada iibsanaya ee aan fahansanayn, khatarta ay ku keenayso dawadan uu iibsanayo.

Haddaba mawduuceenan waxaynu ku eegi doonaa noocyada dawooyinka waxtarkooda iyo dhibaatadooda.

La soco casharadda Dambe…..

Fariin caafimaad

 

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan

Fayo-dhawre madax bannaan

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories