Daawo”Xeeb hadaad aragto qabyaaladi ma taalo…barigayaga ayaa qabyaalada lagu yaqaanaa” Taliyaha Ciidanka Bada Oo Ku Dhexmilanka Bulshada Kala Dardaarmay Ciidanka Saylac
Saylac(SLpost)-Taliyaha ciidamada bada Somaliland Xiirane ayaa gaadhay Saylac isla markaasna ciidanka bada ee halkaas jooga ka waaniyay inay ku dhexmilmaan dadka deegaank isla markaasna...
Daawo:-Xisbiga Waddani Oo Xaflad Soo Dhawayn Ah U Qabtay Musharax Ku Xigeenkii Xisbiga Ucid Cabdirashiid Xasan Mataan Oo Ku Biiray
Hargeysa(SLpost)-Musharax ku xigeenkii xisbiga Ucid ee dhawaan is casilay ayaa xalaf soo dhawayn ah uu u qabtay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo uu...
Daawo:-Haweenka Deegaanda Hargeysa Oo Deeq Biyo Ah Gaadhsiiyay Konfurta, Waqooyiga, Galbeedka Gabiley iyo Hargeysa
Hargeysa(Slpost)-Biyo la'aanta ay sababaeen abaaruhu ayaa laga soo caawiyay dadka deegaanada ku xeeran Hargeysa iyo Gabiilay kuwaas oo ay deeqdan biyaha ah soo gaadhsiiyeen...
Daawo:-Dagaal Ka Dhex Qarxay Maleeshiyaadka Cali Khaliif iyo Ciidamada Qaranka Ee uu Hogaaminayo Wasiir Xaglatoosiye
Buuhoodle(SLpost)-Dagaal ayaa ka dhex qarxay kooxda nabad diidka ah ee Cali Khaliif iyo ciidamada qaranka, waxaana dagaalkan oo aan khasaarahiisa la soo gudbin lagaga...
Daawo:-Safiirada Dalalka Holland, Norwey & Denmark U Fadhiya Kiiniya Oo Soo Booqday Mashaariicda Ay Somaliland Ka Hirgalinayaan Ee Wadooyinka Iyo Biyaha
Hargeysa(Slpost)-Waftibalaadhan oo ka socda dalalka Holland, Norwey & Denmark ayaa soo gaadhay Somaliland si ay u kormeeraan sharuuca biyo balaadhinta Hargeysa,wadooyin ay maalgaliyeen iyo...
Daawo”Madaxda somaliya ee taraansidka ku ah madaarka Cigaal waxaanu ula macaamilaynaa sida madaxda aduunka…” Wasiirka Duulis Somaliland
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka duulista Cadaani ayaa ka hadlay markii ugu horaysay diyaaradihii Somaliya ka soo yeedhay inay Somaliland ka jooinayaan, waxa uu sida oo kale ka...
Laba Tareen Oo Isku Dhacay Dalka Jarmalka Ayaa Sababay Inta La Ogyahay 100 Qof Dhaawacooda
Jarmalka(SLpost)-Waxaa isku dhacay labo tareen oo nooca xamuulka qaada ah oo marayay gobolka Bavaria ee dalka Jarmalka, booliiskuna waxay sheegeen in tiro dad ah...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

