Hargeysa(Slpost)-Biyo la’aanta ay sababaeen abaaruhu ayaa laga soo caawiyay dadka deegaanada ku xeeran Hargeysa iyo Gabiilay kuwaas oo ay deeqdan biyaha ah soo gaadhsiiyeen haweenka deegaanadan u dhashay ee ku nool qaybo ka mid ah dalka Ingiriiska.