HomeDaawo:-Marwada Madaxweynaha Aamina Waris iyo Haayada UNFPA Ayaa Kulan Ka Yeeshay Yaranta...

Daawo:-Marwada Madaxweynaha Aamina Waris iyo Haayada UNFPA Ayaa Kulan Ka Yeeshay Yaranta Dhimashada Hooyada Uurka Leh

Date:

Related stories

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Hargeysa(SLpost)-Marwada Koowaad ee Qaranka Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde ayaa manta oo bishutahay 11-ka February, 2016, shir kula yeelatay xafiiska Wakiil-sharafeedka CARMMA ee Jamhuuriyada Somaliland madaxda Hay’ada UNFPA, Wasaarada Caafimaadka iyo Wakiilka oo ah Marwada 1-aad ee JSL, Marwo Amina Sheikh Mohamed Jirde.

Kulanka ayaa ujeedadiisu ahaa xog kala qaadasho ku saabsan Ololaha Yareynta Umul raaca ee loo soo gaabiyo CARMMA iyo doorka Wakiil-sharafeedku kagashay sanadkii inadhaafay.

Waxaa dhinacyada shirayey ay ku qanceen waxqabadka iyo sida loo fuliyey ololaha iyagoo markaas aad uga mahadnaqay Marwda kaalinta muhiimka ah ee ay ka qaadatay Ololahan.

Madaxda UNFPA oo qaarkood ka yimaadeen dalka Kenya, ayaa balan qaaday in ay Ololaha halkaa kasii anbaqaadayaan oo welibana ka codsaday Wakiilka in Ololaha la sii balaadhiyo dhowr mawduuc oo kalena lagu soo kordhiyo kuwaas oo ay ka mid yihiin gudniinka fircooniga ah iyo in la helo adeeg caafimaad oo tayo leh.

Shirkan ayaa ahaa mid lagu gaadhay go’aano guul u noqonaaya hooyada iyo caruurta Somaliland.

Dhinaca kale Hayada UNFPA waaxdeda horumurinta dadweynaha waxay ku heelantahay sidii ay u taageerilahayd dawalada sidii loo helo xog dhab ah oo laga soo qaado goobaaha hooyooyinka iyo dhalaanka ee xaruumaha caafimaad.

Sidii loo heli lahaa daboorgoynta dhimashada hoyada iyo dhalaanka markey umulayaan loona yareeyo umul raaca hoyadda iyo caruurta. Waxaanu had iyo jeer ku talo jirnaa in la helo xog cilmiyeysan sidoo loo ogaan lahaa meelaha ay ku bedenyihiin iyo sidii loogo dejin lahaa qorshayaal dhab ah oo ka turjumaya baahiyaha caafimad ee goobaha kala duwan ee dalka.

Somalidu waxay ku maahmaahdaa “xog la helyaaba talo la hel” sidaa darted xogtu waxay naga caawineysaa sidii loo soo saari lahaa mashaaric horumarined oo ku saleysan xog dhab ah iyo sidii loo geeyn lahaa gargar ama taakuleyn goobaha baahidu ka jirto.


Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories