Fayras La Isugu Gudbin Karo Farriinta Talefanka Gacanta (SMS) Oo Khatar Ku Ah Qalabka Ku Shaqeeya Android
Hargeysa(SLpost)-Shirkadda Heimdal Security oo ka shaqaysa ammaanka barnaamijyada ay ku shaqeeyaan qalabbada casriga ah ayaa shaaca ka qaadday in uu dunida ku faafsan yahay...
Daawo:-Oday 62 Jir Oo Dalka Jayna Tababarka Kaafuuga Kaga Badbaaday Ey Dad Cun Ah Oo Cuni Lahaa
Hargyesa(SLPost)-Eygan oo dad cun ayaad muuqaalka aad ku arkaysaa isaga oo odaygan ku soo booday oo isla markiiba dhulka dhigay, lakaiin odayga oo garanaayay...
Obama Oo Booqanaya Cuba Oo Aanu 90 Sano Booqan Madaxweyne Maraykan Ah
Cuba(SLpost)-Madaxweyne Obama ayaa sheegay in socdaalka isaga xaaskiisa Michelle ay ku tegi doonaan dalka Cuba bisha soo socota uu astaan u yahay bog cusub...
“Sida ugu dhakhsaha badan waa in maxkamad nimankaas lagu horkeeno..hadii lagu horkeeni waayo way ka xumaan doontaa” Madaxdhaqameedka Galbeedka Oo Canbaarayn iyo Hanjbaad Kaga...
Boorama(SLpost)-Madaxdhaqameedka gobalada galbeedka ayaa canbaareeyay dablaydii weerartay goobta diiwaangalinta, waxay sida oo kale ku baaqday in dhakhso loo maxkamadeeyo, waxaanay xukuumada u direen hanjabaad https://youtu.be/fpe81gylLIg
Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Warar Soo Baxay oo Sheegayay Inuu Ka Tanaasulay Musharaxnimadii Ucid
Hargeysa(SLpost)-Musharaxa xisbiga mucaarakda ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar uu sheegay in ay ka faafisay jariiradaha dalka...
Dalka Ingiriiska Oo Doorasho Uu Ku Kala Dooranayo Ka Bixitaanka Midawga Yurub Iyo Ku Sii Jiridiisa Looga Dareerayo
EU(SLpost)-Raiisal wasaaraha Britain,David Cameron,ayaa ku dhawaaqay in 23ka june dadka Britain ay ka codeyn doonaan afti dadweyne oo loo qaadayo in dalku uu baaqi...
Yoweri Museveni Oo u Guulaystay Doorashada Ugandha Oo uu Sodon Sano oo Horena Horfadhiyay
Ugandha(SLpost)-Guddiga doorashada ee dalka Ugandha ayaa waxa ay ku dhawaaqeen in uu ku guuleystay doorashadii dalkaasi. Yoweri Museveni ayaa mar shanaad qabanaya xilka madaxtinimada ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

