Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

NAADIGA HALKARAAN WAA GUUL U SOO HOYATAY REER SOMALILAND

Nolosha waa ay fududahay in wax hore u jiray lasii ambaqaado, waxase adag in la unko wax aan hore loo aqoon. Waxa ay ahayd...

NOOCYADA JACAYLKA

Jacaylku ma noocyo ayuu leeyahay? Muhiimad intee le’eg ayay leedahay in la ogaado noocyada jacaylka? Laba qof ayaa si la yaab leh isku jeclaa guurka...

SIDEED U HAGI KARTAA NOLOSHAADA

Waan idin Salaamay Dhamaantiinba Akhristow Meelkasta aad joogtaanba. Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka iftiimiyo Waxa igu kalifay...

DAAWO Mujaahid Xasan Guure Oo Ka Hadlay Xuska Maalinta Dhagax Tuurka

Hargeysa(Slpost)-Mujaahid Xasan huure Oo warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay maalinta dhagaxtuurka iyo arimo la xidhiidha xaalka dalka. https://youtu.be/1WoYTBpFiCk

Daawo:-Qaabdhismeedka Magaalada Salaxlay Oo La Qaabeeyay

Hargeysa(Slpost)-Waxa lagu bilaabay qorshayn magaalada Salaxlay oo ah degmo guun ah, waxaana la diyaarinayaa wadooyinka iyo magaaladas goobaha ay degi lahayd. https://youtu.be/d0TOF_z3lNs

Markii Ugu Horaysay Oo La Macaabay Gudi Heer Qaran Ah Oo Dhigta Siyaasada Ictiraaf Raadinta Somaliland iyo Waliba Doonitaankeeda

Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summaddeedu tahay JSL/M/MG/241-3855/022016 ku Magacaabay guddi heer qaran ah oo ka hawlgelidoona...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Gudida Qabanqaabada Xuska 18-ka May

Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summaddeedu tahay JSL/M/MG/241-3850/022016 ku Magacaabay guddi qaran oo u xilsaaran qabanqaabada Xuska...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img