HomeJamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Warar Soo Baxay oo Sheegayay Inuu...

Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Warar Soo Baxay oo Sheegayay Inuu Ka Tanaasulay Musharaxnimadii Ucid

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Hargeysa(SLpost)-Musharaxa xisbiga mucaarakda ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar uu sheegay in ay ka faafisay jariiradaha dalka ka soo baxa mid ka mid ah.

Waxa uu cadeeyay in aanu ka tanaasulin musharaxnimadiisa, sida oo kale waxa uu ka hadkay wadahadal u furmay garabkii isbahaysiga ee Kulmiye“Gartay inay dacaayado Hore iga qortay, laakiin beentii Adduunka Ugu weyneyd bay sheegtay imika OO waxay tidhi Jamaal Cali Xuseen baa ka tanaasul ay hankiisii oo qof kale ayaabu ku casumayaa, Ilaahay baan idinku qaarshee kuwa waxaasi soo qoray Ee Beenta intaasi Le’eg doonayaa inay Ummadda ka iibiyaan waxay la mid yihiin qolyihii berigii Hore sawirkii filimka la wareegi Jiray Ee xayeysiiska dadka Beenta Ugu sii yara dari Jiray. Magaca Foore ayaa runtii ku khasaaray. Shacabka waxaan u sheegayaa in jariirada Foore la yidhaa waa been la iibinayo Ee ha iibsanina sideedaba.”

Musharax Jamaal Oo ka hadlaayay wadahadal u furmay Kulmiye Waxa uu yidhi”Nimanka Isbahaysiga Kulmiye qaar ka mid ah Hore ayaanu u wadahadalnay Aniga Gaar ahaan, qaarkoodna telefoon baan kula soo hadlay waananu Soo dhaweynaynaa, inshallah markaan dhawaan imaadaa waanu wadahadli. Xisbigana dad tiro badan baa danaynaya inshallah waana muhiim in xisbigga la dhiso Gaar ahaan hogaanka sare oo qabyo ah, qof kasta oo daneynaya xisbigga waanu Soo dhaweeynayna inshallah Aniga dhawaan waan imanayaa, Ee dacaayadihii awalba ay fidin jireen qolooyinkan aanu tartamaynaa ayuun bay tani ka mid tahay si loo niyad jabiyo taageerayaasha xisbigga oo in badan Foore loo soo adeegsan Jiray.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories