Daawo:Qareen Badbaadiyay Afar Soomaali Ah Oo Dil Lagu Xukumay Masar
Us(Slpost)-Halkan ka daawp qareen badbaadiyay afar Soomaali ah oo lagu oogay danbi aanay lahayn oo dil ah, kadib markii ciidan la laaluushay ay danbi...
Somaliland:”Hal Milyan oo qoys ayay Abaaruhu Saameeyeen”
Hargeysa(SLpost)-Kulan balaadhan oo lagaga hadlayay mutadawacnimada amma isdiridda qofka iyo doorka qof kastaa ka qaadan karo gurmadka abaaraha dalka ka jira, ayaa xalay lagu...
Daawo:-Boobe Iyo Faysal Cali Oo Sheegay In Aan Lagala Tashan Gudida Uu Madaxweynuu Ku Daray iyo Aragtidooda Gudidaas
Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Siilanayo ayaa gudida samaynta siyaasada ictiraaf raadinta iyo waliba keenitaanta ictiraafka ay Somaliland raadinayo u saaray gudi heer qaran oo ah oo ay...
Warasi Laga Qaaday Oday Dhaqameed Juudaan Qaaday iyo Dhibkuu Bulshada Kala Kulmay
Muqdisho(SLpost)-Inkastoo markaan garaadsaday oo wax bartey aan ogaadey in Xanuunka Juudaanka uu yahay Xanuun ka mid ah Xanuunada Dunida ka jira lana daweyn karo,...
Daawo:-Wasiirka Ganacsiga Xuseen Dayir Oo Kalmad Qiimo Badan Ka Jeediyay Madashuu Uu Xilka Kula Warergayay
Hargeysa(SLost)-Wasiirka ganacsiga Xuseen Dayir oo dhawaan la soo magacaabay ayaa xilkii wasaaradaas kala wareegay wasiirki hore Qaasim, waxaanu halkaas ka jeediyay khudbad diiran oo...
GUDDIDA ICTIRAAF RADINTA MAXAA LA GUDBOON !!
Guddida Ictiraaf raadinta heer qaran ee saaka madaxweynuhu magaacabay ugu horeyn Masuuliyiinta loo magacaabay uguma hambelyeynayo balse waan ugu duceynayaa, waayo waa waajib qaran...
Xildhibaan Kijaandhe Iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan-dheere Oo Ka Baydhay Isbahaysigii, Habeeen Horena Ka Dhex Hilaacay Madaxtooyada
Hargeysa(SLpost)-Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan-dheere) oo ka mid ahaa siyaasiyiinta ku bahoobay isbahaysiga dimuqraadiyad-doonka KULMIYE, ayaa si rasmi ah...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

