HomeAYAYDAA TAAG DARRAN IYADOON TABAR LAHAYN BAY DADKA ISKU TAAGTAAGI !!!

AYAYDAA TAAG DARRAN IYADOON TABAR LAHAYN BAY DADKA ISKU TAAGTAAGI !!!

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Waxaa Layaab Ah Runti Siyaasada Somaliland Maanta O Saddex Gees Noqotay Hadanay Goolad Aan Laga Bixi Karin Gashay ? Siyaasad Aan Kala Rooneyen Hadana Kala Hadaf Ah Iyo Prograamyo Fara Badan Oo Kala Daran.

5 Sanno Qorshihii Lagu Tala Galay Halna Lagama Fulin Iyadu Hadana Muddo Kurdhis Lagu Saxiixay !! Bal Muddo Kurdhis Ku Bilaabmatay Khilaaf Abuur Shacabka Somaliland Lagu Kala Kaxeeyo Oo Markasta Xukuumaddu Ka Dambaysay :

– Boobka Hantida Qaranka

– Feedhkii Barlmaanka Somaliland

– Abaar Xoogan Iyo Diiwan Galin Campaign Ah

– Mushkiladii Teaterka Hargeisa

– Mushkiladii Dekada Ceel Garde

– Warshadi Hargaha Ee Dacar Budhuq

Runtii Waxaan Aad Ogu Farxsanahay In Markasta Shacabka

Somaliland Ay Dhawrayeen Xasiloonida Somaliland O Markasta Dhinaca Wanaaga Ka Eegayeen Iyo Waliba Sidii Fiicaneed Ay Hadda Ku Dhamaatay Khilaafki Dekadda Ceel Garde.

Waxaa Ka Hadhay Doorashadii Somaliland Hal Sanno Sidaad U Wada Ogtihiin Hal Barnaamij O Ku Saabsan Arinta Doorashada Somaliland Ma La Soo Bandhigin Laa Xukuumada Somaliland Walaa Barlmaanka Somaliland !!!

Hal Barnaamij O Ku Saabsan Abaaraha Somaliland Lama Soo Bandhigin Iyada Lafteeda !!! Diiwaan Galin Qarash Farabadan Lagaliyay Ayaa Ka Socota Somaliland !!!!

Dee Markaa Dalkii O Marxalada Xasaasiya Ku Jira Maxaa Lagaga Saari Karaa ? Se Barnaamjika Muddo Kordhintu Muxuu Awalba Ku Salaysnaa ? Ma Ha Laysku Mashquulu Baa? Ma Dantaada Wada Baa?

Bal Marka Hore Shacabka Dhagaystaa Baahidooda Iyo Abaarahana Waxa Ka Qabta ,Waliba Prograam Taakuleyna O Sameeya Shacabka Iyo Khayraatka Wadankaba Siday Xoolohuna Laftigoodu Gaajadu Oga Ba’ado Ay Badbaadaan Waayo Dadkeenu Waxay U Badanyihiin Xoolo Dhaqto .

Aniga O Ixtiraam Wayen O Haya Gudida Ictiraafka Ah Laakin Fikirkayaga Xorka Ah Wuxu Isiiyay Inay Tahay Been Go Lagu Daday O Qorshe Lagu Mashqoolinayo Shacabka Ay Tahay !! Waayo Waxaan Ka Tusaala Qaadanaya Habkii Masuulinta Sharafta Leh Ay Xukumadu O Magacawday Iyagoon Kaba War Hayenin !!

Doorashu Ma Jirtee Waa Haygu Garan Ee Ka Galgalo Xaqiiqda !

 

Samia Muse

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories