Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya oo la kulmey sarakiil ka socotey Britain
Muqdisho(SLpost)Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Jen. Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa Muqdisho ku soo dhaweeyey Saraakiil sare oo ka socota Wasaaradda Difaaca Britain oo hoggaaminayo Jen...
Qaybtii Labaad ee Waraysi Xiiso Badan Oo La’la Yeeshay Wasiirkii Maaliyada Rayaale Cawil
Hargyesa(SLpost)-Halkan ka daawo qaybti labaad ee waraysi xiiso badan oo laga qaaday wasiirkii maaliyada xukuumadii Rayaale Cawil. https://youtu.be/nWMu5Kl9yHU
Xirsi Oo Mar-kale U Awood Sheegtay, Muuse Biixi, Maxamed Kaahin, Baashe Cawil iyo Maxamuud Xaashi.
Xasaaradii Dubai + Xeeladii Madaxtooyadda + Xiinkii Daakhiliga + Xafiltankii Kaantaroolka Iyo Suldaanka Guud Caynaba(Ramaas/Yool) Jan.09, 2016 - Warar iyo xoggo dheeraad ah oo Wargeyska...
Marka Dooda Diintu Kaa Tahay Kaaley Ila Muran.
3 nin oo Sucuudiga ka yimid ayaan raacey waxaana an tagney guri uu degenaa nin Sheekh Ismaaciil la yidhaa. Meeshu waa xamar anna ardey...
Islaamku waa kitaaabka Alle iyo sunnada Nebiga scw
1- Kitaabkii garannoo waa Quraanka. Markii uu soo degayey iyo dabadeedba dad ayaa beeniyey oo ku sheegi jiray sheeko baraley. Ninkii ugu dhibka badnaa...
CAAFIMAADKA MASKAXDA MAXAA KOBCIYA? DARAASAD AY ISKU DUBA-RIDEEN 400 OO AQOONYAHANO AH
Hargeysa (SLpost)-Shaqooyinka fud-fudud ee ay ka midka yihiin dhir-beerista, jimicsiga gaaban iyo iwm oo aad samayso maalin walba waxa ay ilaaliyaan caafimaadka maskaxeed ee...
Mexico Oo Daroogo Iibiyahii El Chapo U Gacan Galinaysa Maraykanka
Mexico(Slpost)-Dowladda Mexico ayaa bilaabeysa hannaan ay Mareykanka ugu gacan-gelineyso ninka daroogada ka ganacsada ee Joaquin Guzman (El Chapo). El Chapo ayaa dib loo qabtay Jimcihii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

