Wariye Seenyo Oo Gabay Tiriyay
Uk(Slpost)-Wariyaha caanka ah ee Saanyo ayaa tiriyay gabay qiimo badan oo uu kaga turjumaayo bulshada. https://youtu.be/466LDMw_EVk
Sheekh Almis: Guurka iyo Dhallinyarada
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Almis Yaxye, ayaa ka jeediyey Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa (Hargeysa Cultural Center) muxaadiro ka hadlaysa sida islaamku u dhiirigeliyey guurka dhallinyarada,...
Baananka Ganacsi (Commercial Banks) Maxay Tahay Shaqadoodu?
Golaha Wakiilada Somaliland waxuu beryahan ka doodayey xeer ku saabsan ganacsiga, waxaana ka mid ahaa waxyaabihii lagag hadlayey Baananka Ganasiga ah. waxaan halka ku sharaxi...
Cali Sugulle Dun-carbeed: Dawankii Xornimada. Q.2aad- W/Q Khadar Hayl
Webtii cawke anigoon ka kaban, welina dhiillaysan Anigoon wadnuhu ii garrayn, wahabna aan goynin Caawana ma weer baan xidhnahay, Cali intaan waayey Waddaniga abwaankii ahaa, waracii suugaanta Ma-waabtihii...
Qaabqoraalka qurubyada, NA iyo KA (1)
Beryahan marka aan akhriyayo qoraallada ay dadku soo qoraan, waan ku mergadaa qaarkood. Qaarna waan qudhqudhiyaa. qabyo badan oo ku jirta qoraalka farta Soomaalida...
Koob Shaah Lagu Cabbay oo Sahayn Kara Caafimaadka Bulsho Dhan
Soomaalidu guud ahaan waa dad shaaha aad u caba, inkastoo ay jiraan meelo si gaar ah loogu xagliyo in ay ku sii daran yihiin...
Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyey Oodwayne
Oodweyne (SLpost )- Weftiga uu hoggaaminayo Guddoomiyaha, ahna murrashaxa xisbal-xaakimka KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ee socdaalka ku maraya gobollada bari, ayaa si wayn...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

