Badhasaabka Togdheer Oo Ka Hadlay Sababta Xisbiyada Mucaaradka Ah Uu U Dajiyay Madaxtooyada Gobalkaas
Burco(SLpost)-Badhasaabka gobalka Togdheer dhawaan loo magacaabay Maxamed Ibraahin Qabo ayaa sheegay inuu xisbiyada mucaaradka ah u dajiyay madaxtooyada gobolkaas si ay u soo laabato...
Maxamed Biixi Yoonis Oo Dalka Ku Soo Laabtay
Hargeysa(SLpost)-Wasiirkii hore arimaha dibada Maxamed Biix Yoonis ayaa dalka ku soo aabtay, isla markaasna si diiran loogu soo dhaweeyay, Maxamed Biixi ayaa ka mid...
Qisaastu waa sharci allah jideeyay oo ay Somaliland ku guulaysatay fulintiisa
Qisaas, oo ah erey asala ahaan carabi ah oo micnahiisu yahay in qofka danbiilaha ah laga gooyo danbiga uu galya mid la mid ah...
Xaaji Cabdiwaraabe Oo Dalka Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay
Hargeysa(SLpost)-Saaka arooryadii hore waxa garoonka Diyaaradaha ee Egal International Airport lagu soo dhaweeyey Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdiwaraabe) oo uu wehelinaayey Amb. Baashe Cawil Cumar...
Xaq iyo Xilla Haween Soomaalaa Taqaan
Xuquuqda Sawirka: Google Soomaalida waxa lagu sheegaa dhaqan qalafsanaan dhinaca dumarka ah iyo in dhaqankoodu ku dabo leeyahay yasid haween. Riwaayado badan iyo qormooyin badan...
Qisaastu Waa Sharci Allah Jideeyay oo ay Somaliland ku Guulaysatay Fulintiisa
Qisaas, oo ah erey asala ahaan carabi ah oo micnahiisu yahay in qofka danbiilaha ah laga gooyo danbiga uu galya mid la mid ah...
Madaxweynaha Iiraan Xasan Rawxaani Oo Sheegay Inuu Dalkiisa Bog Cusub U Furmay
Iiraan(SLpost)-Madaxwatnaha Iiran Xasan Rawxaani ayaa sheegay in dalkiisu uu furay bog cusub wuxuuna hadalkaasi jeediyay saacado uun kaddib markii cunaqabataynta laga qaday. Cunaqabateenada caalamiga ahaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

