Monthly Archives: January, 2016

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo oo U Hoyday Berbera Kuna Tilmaamay Socdaalkii Inuu Soo Dhagaysto Cabashada Dadka

Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilanayo ayaa socdaal ugu baxay gobalada bariga kaas oo uu afhayeenkiisu ku tilmaamay indha indhayn iyo soo dhagaysiga cabshada shacabka. https://youtu.be/Dnjmi5ELN9g

Tufaaxii aan tirsaday

Galab ayey qoraxdu iigu dhacday magaalada Boorama ma rabo in u hooydo magaalada oo ujeedkayguna muu ahayn markii horeba , waxaan ahay nin safar...

Guddomiye Cirro iyo Dhalinyaro Tirobadan oo Si Diiran u Soo Dhawaysay Xasan Dhuxul Laabsalax Oo Turkiga Lagu Soo Daweeyay

Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha kooxda fanaaniinta xisbiga Geeska Xasan Dhuxul Laabsalax ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay dalka kadib markii xaalad xaafimaad uu ugu baxay dalka Turkiga...

Garaad Maxamed Garaad Saleebaan Oo Cali Khaliif Ku Tilmaamay Mid Aan Dagaal Hore iyo MId Danbetoona Waxba Ka Tarayn

Hargeysa(SLpost)-Garaad Maxamed Garaad Saleebaan ayaa ku baaqay in deegaanada Buuuhoodle laga dul qaado dhibka isaga oo ku tilmaamay Cali Khaliif mid aan waxba...

Bilawgii Khilaafka Sunniga iyo Shiicada

Hordhac. Waa ayo sunni, shiicona waa ayo? Sunni waa kalmad carabi ah oo laga soo dheegay Sunnah (سُنَّة ) macnaheeduna noqonayo Dhaqan. Waxaana loo isticmaalaa ku...

Dhimashada agteeda

Haddii aan kuu abaal gudi lahaa, waanan kaa garanayn ciidanka. Waxa aan ku jirnay farxad dhamaystiran. Eyman, oo ah wilka kaliya oo ay hooyadey...

HOOYO RAQABADDA SHAADHKAAGU HA CADAATO .

  Anoo sii baxaya, ayaan ku idhi HOOYO, 5000 sl sh isii oo aan shaah ku cabo, maadaama oo aanan haysan wax lacag ah, way...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img