HomeXuutiyiinta Oo Daawada iyo Cuntada Ka Hortaagan Magaalada Ticis Oo Dawlada Yaman...

Xuutiyiinta Oo Daawada iyo Cuntada Ka Hortaagan Magaalada Ticis Oo Dawlada Yaman Laga Taageero

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Yaman(SLpost)-Koox hormuud ka ah dhowrista xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa waxa ay ku eedaysay fallaagada Xuutiyiinta ee Yemen in ay xanibeen gargaar lagama maarmaan ah oo ku socday magaalada Taaciz.

150626135739_yemen_fighting_512x288_reuters_nocredit
Human Rights Watch ayaa sheegaysa in Xuutiyiinta ay muddo bilooyin ah xadidayeen saadka cunnada iyo dawada ee ku socday magaaladaasi.
Taaciz ayaa waxaa ka dhacay qaar ka mid ah dagaaladii ugu xumaa ee dalka Yemen tan iyo markii uu dalkaasi ka dilaacay dagaalka sokeeyay sanadkii la soo dhaafay.
Inta badan dadkii halkaasi deganaa ayaa la sheegayaa in ay qaxeen. Qaramada Midoobayna ayaa waxa ay ku qiyaastay in ilaa laba boqol oo kun oo qof in ay weli magaalada ku harsan yihiin.
Dadkaasi ayaa waxay ku dhex jiraan Xuutiyiinta magaaladda ku hareeraysaniyo ciidamada ka soo horjeeda ee dowladda daacada ah u ah ee ku sugan bartamaha magaalada.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories