HomeUganda oo ka Warwarsan Weeraro Alshabaab ku soo Qaado

Uganda oo ka Warwarsan Weeraro Alshabaab ku soo Qaado

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Kampala(SLpost)-Laamaha amaanka dalka Uganda ayaa ka cabsi qaba ,weeraro uga yimaada ururka Al shabaab  ee ka dagaalama dalka Somaliya, iyagoo sare u qaaday dhaqdhaqaayada lagu sugayo amniga dalkaasi, kadib weeraradii Jimcihii ka dhacay dalka Faransiiska ee ay dadka badan ku geeriyoodeen.

Afhayeenka Booliska Uganda Fred Enanga ayaa sheegay in ciidamo dheeri ah la geeyay caasimada Kampala, gaar ahaan xarumaha muhiimka ah, sida Garoonka diyaaradaha Entebe.

“Ma xamili karno waxyaabihii ka dhacay Paris, waxaan sare u qaadnay ammaanka dalka si ay uga nabad galaan dadkeena weeraro argagixiso” ayuu yidhi Fred Enanga oo u waramay warbaahinta Shiinaha Xinhua

Waxaa uu sheegay in sababta ay sare ugu qaadeen Ammaanku ay tahay, in aanay  wax khal khal ah  ku iman booqashada Wadaadka Diinta Masiixiga ee Pope Francis oo la filayo in dhamaadka bishan uu booqasho ku tago dalal ku yaall Bariga Afrika oo ay ku jirto Uganda.

Dawladda Uganda oo kumanaan ciidamo nabad ilaalin ka joogaan Soomaaliya ayaa hanjabaado joogta ah kala kulmeysa Al-Shabaab, iyadoo sanadkii 2010 weeraro ay ku dhinteen illaa 70 ruux ay ka dhaceen Caasimada Kampala, taasoo Mas’uuliyadeeda ay sheegatay Al-Shabaab.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories