Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Askarigii Sheekha Nagu Noqday

  Mar keliya ayaa waxa agtayada soo joogsaday baabuur Laankuruusar ah. Waxa saaran guddoomiyaha gobolka Togdheer. Waxa aanu ahayn saddex nin oo dhalinyaro ah oo...

Xildhibaan Qabille oo Sheegay in ay Baadhayaan Halka uu ku Sal Leeyahay Khilaafka Hogaanka UCID

Hargaysa(SLpost)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ah xildhibaan xisbiga Ucid ugu jira golaha wakiilada ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex taagan guddoomiyaha Xisbiga ucid iyo...

SAAXIIBADAYDII XABSIGA

Waayaha nolosha iyo geedigeedu maalinba meel buu kugu tuuraa. Mar ba dad baad la rafiiq tahay oo aad wax wadaagtaan. Isku dhowaanshaha iyo saaxiibtinamada...

Falanqaynta Miisaaniyadda 2016 iyo Doorka Wasiir Samsam

Hordhac: Marka hore Mahad waxa iska leh oo ay u sugnaatey sareeye Subxaanahu Wa-tacaalaa. Akhriste, waxa aynu qormaddan diirada ku saari doonaa waxqabadka wasaarada Maaliyadu ay...

Qiimaynta Axmed-Siilaanyo

Qiimaynta siyaasiga maantu waa garashada ka berri. Markaa Axmed-Siilaanyo aniga sidan hoos ku taxan ayuu ii gu qiimaysan yahay.   Waagii uu ka tirsanaa maamulkii dawladihii...

SHEEKO GAABAN: Islaan Wali Guri ma ka Kireysatay?

    Reer aroos ahaa ayaa guri ka kireystey sadex maqsin, gurigu waa afar maqsin qol waxa gala islaanta leh guriga, Canab oo ahayd aroosada guriga...

Xanuunka “Muuqo” iyo Soomaalida

Daraasad aan rasmi ahayn iyo baadhitaanno dhinaca qoraallada ah oo aan muddo ku samaynayey dhacdooyin iyo dhaqano bulshadeena ku fiday ayaa waxay ii muujiyeen...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img