Codadkii Laga dhiibtayb Doorashada Britain oo la tiriyey Xisbiga Conservative-ka Oo Hoggaaminaya
London, (SLpost)- Ra’iisal wasaaraha dalka Ingiriiska David Cameron iyo xisbiga Conservative ayaa u muuqda inuu xilka sii haynayo, sida hordhaca natiijada doorashadii shalay dalkaas...
Mareykanka Oo Jabhaddaha Suuriya U Tabobaranaya Iska Caabinta Daacish
New York, (SLpost)- Milateriga Mareykanka ayaa bilaabay inuu tabobaro siiyo koox yar oo ka mid ah jabhaddaha Suuriya, waana dedaal uu dalkaasi ku doonayo...
San Francisco: Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqal-iinsaanka Geeska Afrika oo Caawa Guddoomay Abaal-marin Caalami ah
Afhayeenka Ururrada Xuquuqal Iinsaanka Somaliland oo Noqday Qofkii ugu horreeyey Qaaradda Afrika ee Abaalmarintan la guddoonsiiyo San Francisco (SLpost)- Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqal Iinsaanka Geeska Afrika...
Bill Gates Oo Maal-gelin Dhinaca Baahiyaha Bulshada Ah Ku Samaynaya Waddamada Afrika Iyo Aasiya
Washington, (SLpost)- Aasaasaha shirkada Microsoft Bill Gates ayaa sheegay inuu qorsheeyay inuu Afrika iyo Aasiya ka dhiso goobo caafimaad, si loo yareeyo dhimashada carruurta,...
Xisbiga Waddani Oo Guurtida Ku Eedeeyay Inay Majaro-habaabinayaan Go’aan Hore Oo Loo Dhamaa
Hargeysa, (SLpost)- Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa farriin u diray golaha guurtida iyo guddidii dhawaan uu golahaasi u saaray kazoo talo-bixinta muddada loo...
“Kulmiye wuxuu burburinayaa nidaamkii geedi socodka dimuqraadiyada ee dalkani lahaa” Xildhibaan Buubaa
Hargeysa, (SLpost)- Af-hayeenka xisbiga mucaaradka ah ee Waddani xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa ku eedeeyay xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye inuu sabab u...
Diyaarad Laga Leeyahay Sucuudiga Oo Markii Ugu Horeysay Caga-dhigatay Madaar Ku yaalla Israel`
Tel Aviv, (SLpost)- Diyaarad nooceedu yahay Boeing oo laga leeyahay dalka Sucuudiga ayaa ka degtay madaarka Ben Gurion magaalada Tel Aviv, taasoo ah diyaaradii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

