Hargeysa: Magacyada Laba Askari Oo Ka Tirsan Ciidanka Nabadgelyada Oo Ku Naf Waayay Shaqaaqo Dhul
Hargeysa, (SLpost)- Laba askari oo ka tirsan ciidanka nabadgelyada Somailand ayaa ku geeriyooday isku dhac ka dhashay dhul ku yaalla galbeedka magaalada Hargeysa. Isku dhacan...
Bujumbura: Ciidamada Taageersan Madaxweyne Pierre Nkurunziza Oo Laba Sarkaal Iyo Wasiir Hore U Xidhay Af-gembigii Fashilmay
Bujumbura, (SLpost)- Ciidamada dalka Burundi ee taageersan madaxweynaha dalkaas ayaa xabsiga u taxaabay saddex qof oo la sheegay inay ka mid yihiin kuwii isku...
Wariye Soomaaliyeed Oo Maydkiisa Laga Helay Xeebaha Masar, Ka Dib Doon Tahriib Oo La Qarqoontay
Qaahira, (SLpost)- Wariye ka tirsanaa warbaahinta Soomaalida ayaa maydkiisa laga helay xeebaha dalka Masar, ka dib markii doon ay ku tahriibayeen isaga iyo dad...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Galabta Suuqyada Hargeysa Socod Ku Maray: DAAWO SAWIRRADA
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamd Siilaanyo socdaal ku gaalaa bixiyay goobaha ganacsiga caasimadda Hargeysa. Madaxweynaha oo ay weheliyaan Marwada koowaad ee qaranka, wasiirka...
Xisbiga WADDANI Oo Shuruud Ku Xidhay Gogosha Wada-hadal Ee Xukuumaddu U Fidisay Mucaaradka
Haregysa, (SLpost)- Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa shuruud ku xidhay wada-hadal iyo gogol ay xukuumaddu ugu baaqday mucaaradka inay kaga wada xaajoodaan khilaafkii...
Maayarka Caasimadda Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay, Kana Warbixiyay Safar Uu Ku Tagey Yurub
Haregysa, (SLpost)- Wefti uu hogaaminayo maayarka caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo muddooyinkii u dambeeyay safar ugu maqnaa waddamada Yurub ayaa maanta dalka...
Wasiirka Shaqada Iyo Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Oo Shaaciyay Saddex Maalmood Oo Fasax Ah
Haregysa, (SLpost)- Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Dr. Cabdi Aw-daahir Cali iyo guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Maxamed Mixile Boqore ayaa si wada-jir ah u...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

