HomeMaayarka Caasimadda Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay, Kana Warbixiyay Safar Uu Ku...

Maayarka Caasimadda Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay, Kana Warbixiyay Safar Uu Ku Tagey Yurub

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Haregysa, (SLpost)- Wefti uu hogaaminayo maayarka caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo muddooyinkii u dambeeyay safar ugu maqnaa waddamada Yurub ayaa maanta dalka kusoo laabtay.Maayarka

Maayarka caasimadda ayaa waxa kusoo dhaweeyay gegada diyaaradaha ee Cigaal xildhibaanno ka tirsan golaha deegaanka iyo dadweyne tiro bada, waxaanu ka warbixiyay waxyaabihii u soo qabsoomay muddadii ay safarka ku jireen. “Safarkayagu wuxuu ka bilaabmay magaalada Stockholm wuxuu ahaa safar taariikhi ah oo isu huwan heshiis ay Stockholm iyo Hargeysi wada-galeen oo noqonaysa markii koowaad oo waddan ku yaalla geeska Afrika magaalo ka mid ahi ay heshiis wada galaan magaaladaas.”

Waxa kale oo uu maayarku ka hadlay tabobar ay qaar ka mid ah xildhibaannada deegaanka Hargeysa ay ku qaadanayaan dalka Sweden, isla markaana dufcad kale oo ka mid ah xildhibaannaduna ay dhawaan tabobar la xidhiidha hanaanka magaalooyinka loo dhiso ay ku tagi doonaan dalkaas, waxaanu yidhi. “Ujeedadayada labaad ee safarku wuxuu in xildhibaannada lagu soo tabobaro sida ay u shaqeeyaan magaalooyinku, iyadoo tabobarkaas uu u socdo xildhibaanno ka tirsan golaha, qaybta labaadna ay bisha October bixi doonaan, waxaanay ka mid tahay deeqaha ay magaalada Stockholm ugu deeqday Hargeysa.”

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories