Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Balaadhin Lagu Sameeyay Dhabbaha Madaarka Hargeysa Iyo Mashaariic Kale (SAWIRRO)
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo ayaa maanta xadhiga ka jaray balaadhin iyo horumar lagu sameeyay madaarka caalamiga ee Cigaal Airport. Munaasibad...
Xukuumadda Somaliland oo muddeysay Xilliga ay Wareejinayso Dekedda Berbera iyo Bilowga Ballaadhinteeda
ABIDJAN (SLpost)- Xukuumadda Somaliland oo wakhtigan wada-hadallo kula jirta shirkado danaynaya maal-gelinta Dekedda Berbera, ayaa shaaca ka qaadday inay dhammaadka sannadkan soo gebo-gabaynayso kala-xulashada...
Buuqqa Doorashada Somaliland: Kordhis Doon, iyo Kordhis Diid. – Maxamed Haaruun.
-Maxaa Qalinku sheekiyo; -Hadba Qodob la yaab liyo; -Qubanaha dharaartiyo; -Ma hadhooyin qorayaa? (Hadraawi) Maalmahaba buuq baa Somaliland ka aloosnaa. Buuqu ma aha shil iska dhacay ee...
Maalmihii badhbaa hadhay: MADAARKA – Maska daba socdiyo Iska Eeg Muhanad!
Diiwaanka taariikhda qofba samo iyo xumaan wuxuu gashadaa waa dhigaal aan tuugna xadikarin, isagana lagula xisaabtamidoono. Ku darsoo, Masuul xil ummadeed majaraha u hayaana...
“Heshiiska Saddexda Xisbi Wada Gaadheen Waxaanu U Arkaa Guul Taariikhi Ah” Saylici
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ahaa guddoonkii shirkii wada-hadalka saddexda xisbi ee xal u helida khilaafkii ka dhashay muddo...
DAAWO: Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Qodobka Ugu Muhiimsan Ee Heshiiska Saddexda Xisbi
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ka hadlay qodobka ugu muhiimsan ee heshiiska axsaabta waxaanu sheegay in...
DAAWO: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqay Inay Ixtiraamto Go’aanka Ay Axsaabtu Wada Gaadheen
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa bulshada ugu bushaareeyay heshiiska ay xisbiyadku gaadheen in doorashada madaxtooyada iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

