Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Qabashada Doorashadii Rabshadaha Dhalisay Ee Burundi Oo Dib Loo Dhigay

Bujumbura, (SLpost)- Doorashadii Madaxwaynenimada ee dalka Burundi ayaa mar kale dib loo dhigay. Doorashadaasi muranka dhalisay waxay ku soo beegmaysaa iyada oo ay jiraan rabshado...

Liiska Waddamo Dowladda Ingiriisku Muwaadiniinteeda uga Digntay inay u safraan

London (SLpost)- Dawladda Ingiriiska, ayaa muwaaddiniinteeda dalxiisayaasha ah u dirtay digniin culus oo la xidhiidha inay waajihi karaan falal argagixiso, iyadoo ugu baaqday dadkeeda...

“ANIGAA QUFULKA IIBSADAY!” – Xiisaha Qiso Dhab Ah Oo Hargeysa Ka Dhacday!

W/Q: Caydaruus Sheekh Cumar Geeddi Muddo hadda dhawr bilood uun qiyaastii laga joogo taariikh ahaanna ku beegmaysa maalmaha ugu horreeyey bishii November  ee 2014-kii, Waa fiidnimo,...

Axkaamta Ramadaanta (Qaybta 22aad) Ictikaafka iyo Shuruudihiisa

Ictikaafka Ictikaafku shareeco ahaan, waa qofka oo ku nagaada in muddo ah masaajidka, Alle SWT dartii. Waana arrin ka sugnaatay Rasuulka CSW inuu sameeyey, Alle...

Xildhibaan Bukhaari Oo Xukuumadda Iyo Xisbiga KULMIYE Difaacay

Hargeysa, (SLpost)- Xildhibaan Saleebaan Cawad Cali (Bukhaari), oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay hadallo ka soo yeedhay Xoghayaha Arrimaha dibadda...

Nairobi: Suuqa Westgate Oo Dib Loo Furayo Maalmaha Ciidda

Nairobi, (SLpost)- Xarunta Ganacsiga Westgate ee Magaalada Nairobi, ayaa la sheegay in dib loo furi doono 18-ka bishan, waxaana dib u furistaasi ay ku...

Safiirka Uu Siilaanyo Sodogga U Yahay Oo si Xamaasadaysan Dalka Loogu Soo Dhaweeyay

Hargeysa, (SLpost)- Wiilka uu sodogga u yahay Madaxweyne Siilaanyo ee uu Safiirka shilis ee dalka Imaaraadka Carabta dhawaan u magacaabay  Baashe Cawil Cumar ayaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img