DAAWO: Warbixin Daaha Ka Fayday Dibu Curashada Khilaafka Siyaasaddeed Ee Musharaxiinta Xisbiga KULMIYE
Hargeysa, (SLpost)- Telefishanka Horn Cable TV ayaa warbixin ka diyaariyay dibu curashada khilaafka xisbiga KULMIYE ee salka ku haysa musharaxnimada mustaqbalka xisbigaas. https://youtu.be/QXTMiZiysCw
Burundi Oo Looga Dareeray Doorasho Lagu Muransan Yahay
Bujumbura, (SLpost)- Dalka Burundi waxa ka billaabantay doorashada madaxweynaha oo in muddo ah lagu muransanaa. Saddexda musharax ee mucaaradka ayaa sheegay inay qaadaceen doorashadaas...
Ururka Kubadda Cagta Adduunka Ee FIFA Oo Samaynaya Guddi Diyaarisa Dibu Doorasho Madaxweyne Cusub
Geneva, (SLpost)- Hay'adda ciyaaraha kubadda adduunka ee FIFA ayaa samaynaysa guddi 11 xubnood ka kooban oo dib u qaabayn ku samayn doona hay'adda oo...
Xisbiga Waddani oo Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Boobe Yuusuf Ducaale
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa shahaado sharaf uu xisbiga Waddani ku maamuusayey sida oo kalena ay ku...
Tiradii Ugu Badnayd Qaxoonti Soomaali Ah Oo Yemen Kasoo Cararay Oo Soo Gaadhay Berbera
Berbera, (SLpost)- Dekedda magaalada Berbera waxa shalay duhurkii ku soo xidhay markab sida 1238 qof oo ah qaxoonti Soomaali ah, oo ka soo cararay...
Haweenay Haraad Ugu Geeriyootay Xadka Jabuuti Iyo Somaliland
Lawyacaddo, (SLpost)- Haweenay ummul ah ayaa haraad ugu dhimatay meel 10 km u jirta magaalada Lawyacado ee xuduudka Somaliland iyo wadanka Jabuuti, waxaana hooyadaasi...
Daahir Rayaale Oo Dardaaran Adag Ujeediyay Reer Awdal
Boorama, (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin ayaa shacabka reer Boorama ugu baaqay inay nabadda ilaashadaan isla markaana ku waaniyay in...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

