Xisbiyada UCID & WADDANI oo Aragtiyo Isku-Lid ah ku Fasiray Ujeeddada Kulankii Guurtida & Madaxweynaha, Fulinta Heshiiskii Xisbiyada iyo Jawaabta Kulmiye
Cali Guray oo talooyin u soo jeediyey Madaxweynaha iyo mowqifka Xisbiyadu ka qaadanayaan Muddo-kordhinta Guurtida Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Mucaaradka Somaliland, ayaa siyaabo kala duwan uga...
Wasiir Sacad oo ka warramay Ubucda Khilaaf Hakad-geliiyey Waxbarashada Jaamacadda Hargeysa oo maanta Dib loo furay
Hargeysa (SLpost)- Jaamacadda magaalada Hargeysa, ayaa maanta dib loo furay, waxaana si rasmi ah u bilaaban tahay waxbarashadii, iyadoo macalimiintii iyo Ardaydii Jaamacadd, muddo...
Dawladda Kenya oo si buuxda ugu qanacday sharciyadda Dahabshiil, Caddaysayna kalsoonideeda Amni & Maamulaha Guud oo ka hadlay
Nairobi (SLpost)- Dowladda Kenya, ayaa dadweynaheeda iyo shacabka kale ee Caalamka ku war-gelisay inay si rasmi ah ugu qanacday sharciyadda iyo aaminaadda shirkadda Dahabshiil,...
Khudbadaha laga jeediyey Caweyskii u horreyey Noociisa ee Xukuumaddu ku marti-qaaddo Qurbejoogga Soo Xagaa-baxay
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Arimaha Dibadda iyo Xafiiska Qurbo-joogta ee Somaliland, ayaa Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo Casho Sharafeed ah xalay magaalada...
Bandhiggii Carwada Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo La Soo Gabogabeeyay & Nuxurka Khudbad Uu Wasiirka Khaarajigu Ka Jeediyay
Hargeysa (SLpost) - Bandhigga Carwada caalamiga ah ee buugaagta Hargeysa, ayaa xalay lagu soo gabogabeeyay Huteelka Guuleed oo ay ka socotay muddo Lix maalmood...
Sucuudiga: Qarax Masaajid lala beegsaday oo Galaaftay noloshaa 13 Qof oo u badan Saraakiil Dowladeed yihiin
Riyad (SLpost)- Ugu yaraan 13 Qof oo Ciidamada ammaanka u badan, ayaa ku geeriyooday Qarax lala beegsaday Masaajid ay isticmalaan Ciidamada ka la-dagaalanka Argagixisada...
Ergayga Midowga Yurub oo ka hadlay Wada-shaqaytooda Somaliland iyo Mustaqbalka Xafiiskooda Hargeysa
Nairobi (SLpost)- Ergayga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Michele Cervone d’Urso, ayaa markii u horeysay si rasmi ah uga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

