Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Ajandaha Golaha Wakiilada Oo Laga Saaray Xeerkii Golaha Wakiilada Lagu Soo Dooran Lahaa ee Muranka Dhaliyay iyo Xildhibaanada Galbeedka oo Soo Dhaweeyay

  Hargeysa(SLpost)- Shir guddoonka golaha wakiillada Somaliland iyo xildhibaannada Awdal iyo Salal ayaa maanta shir jaraa’id oo ay wada jir u qabteen ku sheegay in...

Xukuumadda oo Soo Dhawaysay Xeerka Cabashada Dhaliyay ee Ajandaha Laga Saaray Gudoomiye Cirrona Eedaymo U Jeediyay

  Hargeysa(SLpost)-Xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ayaa soo dhawaysay heshiiska dib loogu soo celiyay xildhibaanada galbeedka ee golaha ka xanaaqay isla markaasna ajandaha looga saaray xeerkii xildhibaanada...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Qaabilay Wafti Ka Socda dalka Kuwayt Oo Arimaha Abaaraha Dalka U Yimi

  Hargeysa(SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxaned Siilaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wafti ka socday  dalka kuwait oo uu hogaaminaayey madaxa hay”adda samofalka  kuwait fan...

12 sanno iyo dib u dhac doorasho oon waxba laga baran !

  Qormadani waxay bilow u noqon dontaa  qoraalo koob kooban oo aynu dib ugu milicsan doono taariikhdii dhawayd ee Somaliland , Muranadii doorashooyinka  , sidii...

Cali Guray Oo Taageero u Muujiyay Wasiir Xaglatoosiye oo U Awood Sheegtay Cali Khaliif

SAFARKII WASIIRKA CAAFIMAADKA Anigu mucaarid baan ahay lakiin hore waxa la iiga qoray " ninkii odaygaa aanu saaxiibka ahayn irbad dun u gelinayaa aniga wuu...

Ciidamada Talyaaniga Oo Samatabixiyay 2200 oo Muhaajiriin Ah Maalin Kali ah

  Hargeysa(SLpost)-Ciidamada ilaalada xeebaha ee dalka Taliyaaniga waxa ay sheegayaan inay ka shaqeynayaa samata bixinta in kabadan 2200 oo qof oo ka gudbaya badda Mediterranean...

Filimka Cusub Ee ‘No Escape’ Waxa Uu Ka Turjumayaa Cabsida Argagaxiso Ee Ay Qabaan Dadka Maraykan

  Washington (SLpost)- Markii ugu horreysay ee la qorayey qisada filimkan waxa uu magaciisu ahaa The Coup “Afgembigii” waxa uu ka waramayaa qoys Maraykan ah...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img