Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Qoys U Dhashay Somaliland Oo Lagu Sumeeyay Wadanka Yemen iyo tirada Dadka u Geeriyooday (DHEGAYSO)

Sanca (SLpost)- Qoys ka kooban afar qof oo u dhashay Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in lagu sumeeyay magaalada caasimada u ah wadanka Yemen,...

Ujeeddada Kulan Dhexmaray Xukuumadda iyo Culimada dalka qaarkood iyo Arrimo Xaasaasi ah oo Khilaaf ka taagan yahay (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cade, ayaa maanta kulan la yeeshay Xubno ka mida Culimada Ehlu Sunna Waljameeca ee magaalada...

Faldan intii Awooddaada ah Caawi Muwaadinkan oo Dhaawac Halis ahi Soo Gaadhay

Dhamaan Bulsha-weynta Reer Somaliland iyo dhamaan Muslimiinta khayrka jecel  meelkasta oo ay dunida ka joogaan waxaanu ka codsanaynaa inay soo caawiyaan Muwaadin reer Somaliland ah...

Somaliland Needs Massive Land, Police and Judicial Reforms

Two weeks ago, Somaliland police shot an eleven year old boy to death, another man died at police custody, and scores were wounded, in...

How long will the International Community remain deaf to the cry of Somalilanders?

Against every common sense, against all democratic values, against all universally applicable people’s rights for self-determination; why on earth do the EU, U.S.A, UN...

Ciidamada Amaanka oo Wali Hargeysa Ka Sii Ugaadhsanaaya Dadka Itoobiyaanka Ah

  Hargeysa(SLpost)-Ciidamada booliska ayaa maalmihii ugu danbeeyay la arkaayay iyaga oo qabqabnaaya dadka Oramada ah ee ku nool magaaladda Hargyesa, kuwaas oo badankoodu isugu jira...

Shan iyo Toban Xildhibaan Oo Soo Saaray Baaq Ay Walaac Kaga Muujiyeen Hantida Qaranka

Hargeysa(SLpost)-Shan iyo toban xildhibaan oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa soo saaray baaq ay walaac kaga muujiyeen sida xukuumaddu ay u adeegsato hantida...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img