Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Hargeysa Oo Maalintii labaad Bilaa Hilib ah Kadib Shaqo Joojintii Hiliblayaasha

  Hargeysa(SLpost)-Magaaladda Hargeysa ayaa ay hilib la’aani soo foodsaartay kadib markii ururka hiliblayaasha ee Nafaqo uu ku dhawaaqay shaqo joojin uu kaga cabanaayo shirada hilibka...

Ururka EPRDF Ee Ka Taliya Itoobiya oo Raysalwasaaraha Dalkaas Doortay

  Addis ababa(SLpost)-Ururka EPRDF ayaa mar kale u doortay guddoomiye, Hailemaraim Desalegn, oo ahaa guddoomiyiihii hore ee ururka iyo raysal-wasaaraha dalka. Xilka loo doortay hogaamiyaha...

Wargeyska Indian Ocean Oo Warbixin Ka Qoray Sababaha Keenay In Midowga Yurub Xidho Xafiiskooda Caasimadda Somaliland Ee Hargeysa

Hargeysa(SLpost)-Wargeyska Indian Ocean ee bishiiba laba goor ka soo baxa wadanka Faransiiska, ayaa cadadkiisii 28 August soo baxay wuxuu kaga hadlay xidhitaanka xafiiska Midowga...

Afrikaan kale oo isu sharaxay madaxtinimada Fifa

Hargeysa(SLpost)-Laacib kii hore ee reer Nigeria Segun Odegbami ayaa ku dhawaaqay in uu rabo in uu noqdo madaxwaynaha xiga ee hay'adda kubadda adduunka maamusha...

NOOCYADA HAGARDAAMOOYINKA TAHRIIBKA

  Hadimo Nafeed:      qofka bini’aadamka ahi, waa shayga ugu qaalisan adduunka guudkiisa, haddii uu ka dhinto qoyskiisa marna suurtogal maaha inay soo ceshadaan qofkii...

Maxkamad Eedaysane Kala Doorransiisay Xabsi Ama In Uu Iibsado Garanka Kooxda Kubadda Cagta Bayern Munich

Berlin (SLpost)- Garsoore u dhalatay dalka Jarmalka ayaa dhowaan go’aamisay xukun aad uga duwan ka caadi ahaan looga bartay garsoorka, kadib markii loo keenay...

Filam Ka Hadlaaya Argagixisada Oo Ay Ka Soo Dhex Muuqdeen QaarKa MId ah Hogaamiye Kooxeedyadii Muqdisho

Hargeysa(SLpost)-Waxaa caalamka ku soo badanaya filimada laga sameynayo Soomaaliya, kuwaasi oo qaarkood galay Hollywood-ka isla markaana si aad ah loo daawado. Filim logaga hadlayo argagixisada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img