HomeIsmaaciil Hure Buubaa Oo Hargeysa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Sheegayna Inuu...

Ismaaciil Hure Buubaa Oo Hargeysa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Sheegayna Inuu Horumarka Somaliland Ka Shaqayndoono

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(SLpost)-Siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Maxamuud Hure Buubaa ayaa saaka si diiran loogu soo dhaweeyay magaaladda Hargeysa.

Siyaasigan ayaa ka soo kicitimay dalka Gadar oo mudooyinkii ugu danbeeyay uu ku sugnaa,  waxaana madaarka ku soo dhaweeyay odayaal,dhalinyaro,haween iyo qaar kamid ah masuuliyiinta xisbiyada mucaaradka ah ee Ucid iyo Waddani.

Ismaaciil Buubaa ayaa Somaliland ka maqnaa mudo kudhaw labaatan sano, waxaanu intaas xilal kala duwan ka soo qabtay dalka Somaliya, waxase haatan uu sheegay inuu qaatay mabda’a Somaliland isla markaasna waxii awoodiisa ah uu horumarkeeda ka shaqayndoono.

waxaana isaga oo warbaahinta si kooban ula hadlay uu yidhi“Dhalinyarada,odayaasha, dumarka iyo dadka farahabadan ee saaka halkan iigu yimi aad ayaan ugu mahadnaqayaa,saxaafadana si gaar ah ayaan ugu mahadnaqayaa, waynu wadahadali doonaa inbadan laakiin waxaan hadalka ku soo gaabinayaa waan ku faraxsanahay imaanshahayga, waxyaabo badan waynu ka wadahadali doonaa waxaanse rajaynayaa in wanaag iyo guul ay u soo hoyato Somaliland aniguna aan waxii kartidayda ah ka gaysto.”

 

 

vvxx vvx vvv vvvvvv

 

Somalilandpost

Hargeysa Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories