HomeCARUURTEENU MA AGOON ABAHOOD NOOL YAHAYBAA? Q 2

CARUURTEENU MA AGOON ABAHOOD NOOL YAHAYBAA? Q 2

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Caruurnimadu waa marxalad nololeed la soo wada maro(caruur oo dhan)oo dabiici ah oo Alleh (swt) ugu talagalay noolaha adamigu inuu soo wada maro, waa xil saran labada waalid iyo bulshadaba barbaarinta caruurta,waa marxalada tijaabo u ah waalidka gudashada xilkooda waalidnimo.

Waa dhisida mustaqbalka akhlaaqeed,diineed,dhaqan,cilmi,fikir iyo  shaqo.

Caruurtu waxay ifka u soo baxdaa (dhalataa) iyaga oo  nidiif ah dhinackasta  oo maskaxdoodu xaashi cad tahay balse waxay qaataan oo ku qorma marwalba wanaag iyo xumaan wixii bulshada uu ku dhex barbaarayaa ku qorto xumaan iyo wanaag maskaxdaas xaashida cad la mid ah.

Caruurta maantu waa Culimadii,Hogaamiyayaashii,Engineeradii,Dhakhtaradii,Macalimiintii ,ganacsatadii,barito ee umada markaa waxaa waalidka waajibku ah barbaarintooda diineed iyo bulsho,dawladana waxaa waajib ku ah

u diyaarinta tasiiladkii barbaarineed ee ay u baahnaayeen caruurtu oo waafaqsan baahiyahooda diineed,dhaqan,waxbarasho,ciyaareed iyo barbaariniyeed.

Caruurtu waxay u baahan tahay tarbiyad fiican,waxbarasho,ilaalin,talo siin,caafimaad,iyo cunto isku dheelitiran,waxaa oo dhana waa waajibaadka dhamaanteen(dawlad,shacab iyo waalidba).

Umadi waxay baabadaa marka ay tarbiyadeedu baabado.Nasiib wanaag hadii aynu somali nahay Alleh(swt) wuxuu inoogu nicmeeyey islaamnimo aynaan  ku soo dhibtoon oo aynu ku dhalaney Alleh mahad dhamaanteed iska leh,balse dadaal darideena diinteena waxba kama naaqaan,si fiican ugama faa’iideysano ku dhaqankeedu waa inagu yar yahay taasi waa tan u sababta ah in aynan si fiican ugu barbarin caruurteedna dhaqanka wanaagsan ee islaamnima,sababtana u ah dayaca badan ee ka muuqda fahamka guud iyo dabaqida kitaabka iyo sunaha (Kitaabka Alleh(swt) iyo sunaha saxa ah ee nebi maxamed(NNH).

Dhinaca kale waxaa jira aqoon daro balaadhan oo inaga haysata fahamka iyo qaababka loo la dhaqmo caruurta,marxalad kasta oo noloshooda ka mid ah ee dhinaca koritaanka garaadka iyo jidhkaba,qaabka loo fahmo caruurta sida wax loogu sheego ee loo dhiso garaadkooda,xalinta mashaakilaadka ka dhasha nolosha maalin laha ah ee degaanada. Arimah waxaynu ku lafa guridoonaa maqaaladeena dambe hadii Alleh(swt) idmo………..

Mahadsanidin dhamaan

M  J  Farah

Political analyst and writer

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories