HomeGuddoomiye Cirro Oo Sheegay Inuu Soo Gaadhay Go’aankii Golaha Wakiilada Ee Madaxweynuu...

Guddoomiye Cirro Oo Sheegay Inuu Soo Gaadhay Go’aankii Golaha Wakiilada Ee Madaxweynuu Ku Soo Celiyay,Kana Hadlay Gogaanka Ay Qaadan Doonaan

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay inay maanta soo gaadhay soo celinta go’aankii golaha ee madaxweynuu soo celiyay, waxaanu gudoomiye Cirro uu sheegay in go’aan sharci uu golahu ka gaadhi doono arinkaas.

Soo clinta go’aan golaha wakiiladu uu gaadhay ayaa noqonaysa markii ugu horaysay Somaliland, waxaana isaga oo guddoomiye Cirro arintan ka hadlaayay uu yidhi “Golahu go’aan ayuu gaadhay madaxweynuuna warqad ayuu soo qoray, warqaduna imikay golaha timi ee shalay may iman, isaga ayaa go’aan ka gaadhi doona. golahu laba waxbuu soo saaraa midi waa xeer oo waa sharci dastuurka ayaana tilmaamay, madaxweynuu marka uu golahu u gudbiyo xeer waa inuu saxeexo ama ku soo celiyo 21 maalmood gudahood, go’aanka gole in madaxweynuu uu soo celinkaro dastuurka kuma cada caadana may ahaan jirin go’aan golahu gaadhay in madaxweynuu uu soo celiyo, markaas arintaasi waxay u baahantay si sharciga waafaqsan inuu golahu uga go’aan qaato.”

Somalialndpost

Hargeysa Somaliland

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories