HomeMusharax Jamaal Cali Xuseen Oo ka Hadlay Go’aanka Golaha Wakiilada ee Madaxweynuu...

Musharax Jamaal Cali Xuseen Oo ka Hadlay Go’aanka Golaha Wakiilada ee Madaxweynuu Dib Ugu Soo Celiyay

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

 

Hargeysa(SLpost)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay go’aanka golaha wakiiladu uu ku laalay haamaha shidaalka kirayntooda  ee uu madaxweynuu golaha ku soo celiyay.

Waxa uu musharax Jamaal xukuumada ku eedeeyay mid haamaha shidaalka albaabada isugu laabtay intii ay gacanta ku haysay inta hadhayna kiraynaysa, waxaan isaga oo arimahan ka hadlaayay uu yidhi“Dawlada waxa uu dastuurku u siiyay marka arimahu ay hiyiin kuwo daruuri ah waana run oo ma diidanin, waxaanu dastuurku yidhi marka ay culaysdhaqaale arinkaasi uu ku abuurayo dalka waa in golaha wakiilada la mariyaa, golaha wakiiladu meesha ka biximaayaan ee masuuliyada qaranka ayay qaybkayihiin, waynu garan karnaa doorka ay haamahu ka ciyaaraan dhaqaalaha dalkeenan fiqiirka ah, Cigaal TOTAL oo shirkad caalami ah  ayuu ka kireeyay haamaha Riyaalena waa uu siiwaday, laakiin maalintii ay xukuumadani timi waxay tidhi hantidii dalka ayay shirkadi ku tagrifalaysaa, hadab maxaa keenay markay shansano maalaysay kadib inay tidhaahdo waanu iibinaynaa.aniga ayaa runta idiinka sheegaya sida ay wax u jiraan waxaynu ognahay in markii shirkadii TOTAL la’la galay heshiiska foostada toban doolar ayaa la saari jiray markaas qasnada dawlada waxa ku dhici jiray shan dolar, shanta kalen shirkada ayaa qaadan jirtay oo badhna haamaha ku dayactiri jirtay badhna waxii ay gashatay kaga soo ceshan jirtay.”

Shurax Jamaal oo hadalkiis sii wataa waxa uu yidhi“dawladani markay timi waxa ay ka dhigtay 14 dolar oo todobana ay qasnada ku dhacaan todobana uu maamulka haamaha shidaalku qaado oo ay iyagu toos u qaataan, markaas lacagtii lagu dayactiri jiray haamaha laguma dayactirin, shantii sanadoodana 24-kii haamood lixbaa ka shaqaynaaya, dhuumihii shanta ahaa midbaa inoo shaqaynaysa  dhuuntaasi haday jabto dalka waxay ku keenaysaa fawdo, waxay ku keenaysaa nabadgalyo daro oo hadii dalka la soo weeraro oo aanu shidaal haysan waa dhib, hilibkii ayaynu arkaynaa halka la marinaayo ee ma haamaha ayaynu ku aaminaa ganacsato shacab ah.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories