HomeSomaliya Oo Shirkada  Spectrum Heshiis Kula Gashay Sahaminta Shidaalka Bada

Somaliya Oo Shirkada  Spectrum Heshiis Kula Gashay Sahaminta Shidaalka Bada

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Somaliya(SLpost)-Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee dawladda Soomaaliya, ayaa maanta heshiis ku salaysan sahanka shidaalka ee badda Soomaaliya kula gashay shirkad la yiraahdo Spectrum magaalada Muqdisho.

Munaasabad weyn oo lagu saxiixayay heshiiskaasi ayaa waxa ka qaybgalay Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, xubno ka tirsan Golaha Wasiiradiisa iyo xildhibaano ka tirsan baarlamanka federaalka.

Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamad Aadan, oo ka qaybgalay xafladda saxiixa heshiiskaasi ayaa waraystay

hadaba waxanau halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi ay BBC-du la yeelatay wasiirka Batroolka iyo Macdanta Maxamad Mukhtaar Ibraahim kaas oo uu kaga warmay heshiiskaas iyo deegaanada uu ku waajahan yahay waxaana isaga oo arimahan ka hadlaayay uu yidhi “Heshiiskani waa mid ay sahamin ku samaynayso shirkada Spectrum dhul uu baaxadiisu yahay 28000Km oo inta badan ah dhulkii ay Shell heshiiska ku ahayd,dhulkaas oo ku teedsan xeebta Somaliya ayay ku samaynaysaa baadhis, waxaanu rajaynaynaa in uu dhulkaas ku jiro khayraad badan, markaas si aanu tuhunkaas aanu ugu badalno macluumaad dhab ah ayay samaynaysaa sahan, sahanku marka uu dhamaado macluumaadku waxa uu ku soo wareegayaa dawlada Somaliya qarashka waxa bixinaysa Spectrum.”

wasiirka oo sii hadlaayay waxa uu yidhi“Shirkada Shell waxay haysataa dhul iyadaana ka raali ah shirkadan markaas cid kasta oo doonaysa inay ka faa’idaysato khayraadka Somaliya ayay shirkadani u sheegi doontaa macluumaadka ku jira oo ay idhanaysaa shidaal noocaas ah ayaa ku jira oo kale. heshiiskii Shell ee dawladii ugu danbaysay ay la gashay sideetamaadkii waa sidiisii oo waxba iska badali maayaan.waxa uu dhulkaasi ka bilawdaa Garacad waxaanu ku dhamaadaa Raaskanboni.”

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories