Home“Sadexdii bilood ee ugu danbeeyay boqol shil ayaa dhacay, waxa ku dhintay...

“Sadexdii bilood ee ugu danbeeyay boqol shil ayaa dhacay, waxa ku dhintay 18 qof waxaana ku dhaawacmay 85 ruux oo kale…” Taliye Fadal

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

shil-gaariHargeysa(SLpost)-Khasaaraha shilalka gaadiidku ay gaystaan ayaa aad u sareeya Somaliland, waxa uu taliyaha booliska Cabdilaahi Fadal uu sheegay sadexdii bilood ee ugu danbeeyay oo kaliyaata inay dhaceen boqol shil, kuwaas oo galaaftay 18 ruux iyaga oo dhaawacyo u gaystay boqol wax dhiman iyo burburinta hanti badan.

Waxa uu sidan ku sheegay taliye Cabdilaahi Fadal barnaamij laanta BBC-da ee afka Somaligu ay ka diyaarisay shilalka dalka ka dhaca, hadab isaga oo arintan taliyahu ka hadlaayay waxa uu yidhi “Sadexdii bilood ee ugu danbeeyay boqol shil ayaa dhacay, waxa ku dhintay 18 qof waxaana ku dhaawacmay 85 ruux oo kale, 97 gaadiid ah ayuu qasaare ka soo gaadhay, xoolahuna waa shan iyo afartan.”

Taliye Fadal oo ka hadlaayay waxyaabaha sababa shilalka waxa uu yidhi“waxyaabo badan ayaa sababa waxaana ka mid ah xawaaraha sare ee gaadiidku ku socdaan, mobailada iyo daahyada  oo had iyo jeer basaska lagu xidho taxadir daro ayaa iyaduna ka mid ah.”

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories