Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Maxaa Keena Han-jabka?

    Dhallinyaro badan waxay leeyihiin mustaqbal widhwidhaya kaas oo aad ka dhex arkayso indhahooga iyo firfircoonidooda, hankoogu heer sare ayuu gaadhsiisanyahay oo meel fogbay hiigsanayaan...

Guddoomiyaha Maxkamada Sare Oo Xukuumada iyo Golaha Wakiilada U Soo Jeediyay Inay Xaliyaan Murankooda

  Hargeysa(SLpost)-Guddoodmiyaha maxkamada sare Aadan Xaaji Cali Ayaa xukuumada iyo golaha wakiilada ugu baaqay inay muranka ka dhaxeeya ku xaliyaan  dastuurka iyo xeerarka ay ku...

Madaxtooyada Oo Go’aansatay Inaanu Madaxweyne Siilaanyo Mar Kale Jawaab Kale U Qorin Guddoomiye Cirro Iyo Qodob Kale Oo Ay Uga Wareegtay Burinta Go’aankii Golaha

Hargeysa(SLpost)-Madaxtooyada Somaliland ayaa qorshaysay inay weji kale uga wareegto jawaabta ay ka  bixinayso dhambaal uu guddoomiyaha golaha wakiilada Md. Cirro dib ugu celiyay Madaxweyne...

Wasiirkii Difaaca Hungary Oo Isku Casilay Arimo La Xidhiidha Qaxoontiga

  Hungary(SLpost)-Wasiirka difaaca ee dalka Hungary, Csaba Hende, ayaa is casilay kaddib kulan ay golaha sare ee amniga ee dalkaasi ay yeesheen, kaas oo ku...

Ruushka oo beeniyay oo hub siinayo Suuriya

  Syria(SLpost)-Afhayeen u hadlay Ruushka ayaa waxa uu beeniyay wararka sheegaya in Ruushka uu kordhiyay taageerada militari ee uu siiyo maamulka Suuriya, lakiin waxa uu...

Britain iyo France Oo Muhaarijiinta U Oggolaaday Dalalkooda

  EU(SLpost)-Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande ayaa sheegay in dalkiisu uu qaabili doono 24,000 kun qaxooti ah labada sano ee soo socda halka ra’iisul wasaaraha dalka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img