HomeGuddoomiyaha Maxkamada Sare Oo Xukuumada iyo Golaha Wakiilada U Soo Jeediyay Inay...

Guddoomiyaha Maxkamada Sare Oo Xukuumada iyo Golaha Wakiilada U Soo Jeediyay Inay Xaliyaan Murankooda

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

 

Hargeysa(SLpost)-Guddoodmiyaha maxkamada sare Aadan Xaaji Cali Ayaa xukuumada iyo golaha wakiilada ugu baaqay inay muranka ka dhaxeeya ku xaliyaan  dastuurka iyo xeerarka ay ku wada shaqeeyaan, isla markaasna meesha laga saaro siyaasada.

Waxa uu guddoomiyahu sheegay in aanay wali dhacdadaas soo gaadhin wax garnaqideeda la xidhiidha, waxaanu ku waaniyay labada dhinac in aan loo baahnayan inay garsoorka isla yimaadaan.

Waxa uu Sidan guddoomiyahu ka sheegay mar wax laga waydiiyay inay ka garnaqayaan is afgaranwaaga ka dhextaagan golaha wakiilada iyo xukuumadda, waxaana isaga oo arintan ka hadlaayay uu yidhi “Maalmahanba waan arkayay inay isku celcelinayeen xeer dajinta qaybta wakiilad iyo fuintu, anagu ma dalbano waxa naloo keenayo ee waxa noo yimaada ayuunbaanu ka garnaqnaa, sidaan fahansanahayna waxay isku celcelinayeen waa sida ay u wada shaqeeyaan, markaas kaasi iyaga ayuu quseeyaa, oo waa inay ku noqdaan xeer hoosaadadooda iyo dastuurka maxkamada waxba loogama baahana, waxaana lagu xalin karaa wadahadal, sida ay iila muuqatana laba arimood ayaa isku hoos jira midi waa nidaamkii xeerdajintan wakiilada iyo fulintu ay u wada shaqeynayeen, ta kalena waa siyaasad. waxaanu rajaynaynaa inay xeerarka qaranka ku xaliyaan, waxii siyaasad ahna laga saaro, garsoorkana wali muu soo gaadhin.”

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories