HomeRuushka oo beeniyay oo hub siinayo Suuriya

Ruushka oo beeniyay oo hub siinayo Suuriya

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Syria(SLpost)-Afhayeen u hadlay Ruushka ayaa waxa uu beeniyay wararka sheegaya in Ruushka uu kordhiyay taageerada militari ee uu siiyo maamulka Suuriya, lakiin waxa uu qiray inay jirto taageero farsamo oo ay siiyaan ayna sii socondoonto.

Dhowaanahan, waxaa la arkay qalab militari oo aan caadi ahayn oo Ruushka lagu sameeyay oo yaalla gudahaha Suuriya.

Sidoo kale dhammaan warbixinnada waxa ay sheegayaan in xukuummadda Moscow oo muddo saaxiib la ahayd Madaxweyne Bashar Al Asad, inay xoojineyso joogitaangeeda xarunta ciidamada ee koofurta Latakiya.

Ruushka waxa uu sheegayaa inaysan weligood qarinin xaqiiqda ah in Suuriya ay siiyaan qalab militari.

Waxay hadda ka taageertaa dagaalka ka dhanka ah ururka la baxay Khilaafada Islaamka oo dhul badan oo cusub qabsaday. Ruushka waxa uu sheegay inuu ka walaacsan yahay ururkaasi.

Laakiin taageeradeeda muddada soo jirtay ee Suuriya ayaa had iyo jeer la siiyaan saaxiibka muddada soo jiray ee Bashar Al-Asad. Iyadoo ay soo baxayaan wararka ah in qalab militari lagu arkay gudaha dalkaasi, iyo inay dhisayaan xarun ciidamada cirka ah, wasaaradda arrimaha dibadda ee dalkaasi marna ma sheegeyso inay taasi tahay kordhinta caawinta Suuriya.

Laakiin afhayeenka, Maria Zakharova waxa ay BBC-da u sheegtay in diridda ciidamo aysan xisaabta ugu jirin xilligan.Maalmihii la soo dhaafay, xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, John Kerry waxa uu walaaciisa uu ka qabo taageerada Ruushka ee Suuriya u muujiyay xukuumadda Moscow.

Waxa uuna uga digay in tallaabada noocaasi ah ay sii hurineyso dagaalka ka jira Suuriya, ayna sii ballaarineyso qulqulka qaxootiga.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories