HomeTaliye Fadal 15 Maalmood U Qabtay In Beersoosha Gaadiidka  Lagaga Furo, Digniina...

Taliye Fadal 15 Maalmood U Qabtay In Beersoosha Gaadiidka  Lagaga Furo, Digniina u Diray Tagaasida Tukhaanka Loo Yaqaano

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

 

Hargeysa(SLpost)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa mudo 15 maalmood ah siiyay shacbiga Somaliland inay gaadiidkooda kaga furaan bacda beersoosha la yidhaahdo, waxa uu digniin u diray gaadiidka yar yar ee Taxi-ga ah ee Tukhaanka loo yaqaano iyo meheradu uu ku sheegay inay isbiirtada u iibiyaan daroogo ahaan.

Taliye Fadal oo warbaahinta la hadlaayay waxa uu ugu hogayntii yidhi “Baabuurta yar yar ee loo yaqaano Vitis dadka qaarkiina u yaqaanaan tukhaanka waxa aan halkan ugu baahinayaa inay gaadiidkaas wataan dad u badan dhalinyaro kuwaas oo aanay masuuliyad saarnayan, hadaan qodobeeyo sida ay socdka wadada u marayaan markii aanu qiimayn samaynaynay waxay noqdeen shilalkoodu kuwo aad iyo aad u badan, taas oo ay keenayso masuuliyad darada dhalinyarada wadata, ma lihi waa wada caynkaas laakiin ragaas dhalinayrada u badan waxaad arkaysaa isaga oo qalad iyo meel kasta ka faadhaya gaadiidka,qaarkood waxa loo siticmaalaa waxyaabo nabada khatar ku ah oo mukhaadaraadku uu ka mid yahay, waxa xataa jira kuwo gabdho lagu afduubay,baabuurta yar yari xawaaraxoodu aad ayuu u sareeyaa dhan walbana dadka waa ay ka dhaafayaan, markaas halkan ayaan uga digayaa”

Taliye Fadal oo hadalkiisa sii wataa waxa uu yidhi“Waxa jirta bacda beersoosha la yidhaahdo oo shirlalka ka qaybqaadata waxaad arkaysaa gaadhi muraayada horeba lagaga xidhay, oo dhinacyadii oo dhan lagaga xidhay oo wax ku jira aanad garanayan, waxaan halkan dadweynaaha reer Somaliland uga bayaaminayaa in ay bacdaas mudo 15 maalmood ah ay gaadiid kooda kaga jaraan, waxii ka danbeeya boolisku waxa uu qaadayaa hawlgal balaadhan oo bacahaas gaadiidka lagaga jaraayo.”

Ugu danbayntii waxa uu taliyahu fariin u diray dadka mukhaadaraadka ka ganacsada“Waxa jirta isbiirtada oo loo sitimaalo nabarada tukaamo iibinaayay oo si sharci daro ah u isticmaalayay oo laga xidhay, waxaad arkaysaa caruurtii da’yarta ahayd  oo laga iibinayo oo lagu baabi’inayo, cidii arintaas boolisku ku helaan waxaanu ka qaadaynaa talaabo adag oo sharciga waafaqsan, waayo waxa loogu talo galay ina dadka nabaradooda lagu dhayo laakiin dadbaa daroogo ahaan u isticmaalaya, wakhtigana xukuno adag ayaa lagu dhuftaa intii uu yimi gudoomiyaha maxkamada sare ee cusub, daroogaduna waa waxyaabaha amaanka khalkhaliya.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories