HomeMaxkamada Sare Oo Ku Dhawaaqday Inay Ka Garnaqayso Heesaha,Buugta iyo Magacyada Lakala...

Maxkamada Sare Oo Ku Dhawaaqday Inay Ka Garnaqayso Heesaha,Buugta iyo Magacyada Lakala Xado

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa(SLpost)-Maxkamada sare ee jamhuuriyada Somaliland ayaa ku dhawaaqday wakhtigan inay diyaar u tahay ka garnaqida fikiradaha,heesaha,buugta iyo magacyada la kala xado.

Gudoomiyaha maxkamada sare Aadan Xaaji Cali ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ka garnaqi doonaan waxyaabahan marka la kala xado, waxaanu sheegay inay danaynayaan in maxkamadaha dalku ay qaadaan kiisas noocan ah si loogu ilaaliyo dadka hantida fikirka.

Waxa guddoomiyaha maxkamada sare Aadan Xaaji Cali sida oo kale uu sheegay inay qabteen dacwadii ugu horaysay oo ay u soo gudbisay jaamacada Hargeysa oo ka cabanaysa jaamacad magaceeda la baxday oo Hargeysa laga furaayo.

11997093_902442679803429_1745369556_n
Talaabadan ayaa noqonaysa markii ugu horaysay ee garsoorka dalku uu u muujiyo danayan ilaalinta fikirka maskaxeedka dadka iyo magacyada meheradaha, waxaana inta badan la arkaa dad isku haysta hooso iyo buug la kala xaday oo la cid ugarnaqda.

Somalilandpost

Hargeysa Somaliland

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories