HomeWAXA HOOG U SUGNAADAY CIDDA DULMI XAMBAARTA

WAXA HOOG U SUGNAADAY CIDDA DULMI XAMBAARTA

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Maanta waxyar aynu ka yara naso dhankii siyaasada taa baddalkeeda haynu kayara sheekayno,dulmiga iyo xumaanta uu leeyahay.

Sida aynu ognahay dulmigu waa wax aad u xun,oo uu ilaah inaga xarrimay,isagoo xathiisul qudsina inuugu sheegaya,lehna,naftayda waxaan ka xarrimay waxa loogu yeedho dulmiga ee dhexdiinu ha is dulmiyina,rasuulkunu wuxuu xathiis inoogu sheegayaa inuu dulmigu maalinta qiyaamo noqonaayo dulmiyo farra baddan,haddaba qisaddan  yar waxyar ila dhugta.

Waxa jiri jirey boqor daalima oo dhulka isku weyney jirrey,boqorkinu wuxuu ahaan jirrey mid awood baddan ku leh waddanka,isaga dabadiina lagama daba hadli jirrin.

Dhanka kallena waxa la jaar ahayd islaan yar oo aad u miskiina,islaantan yarrina waxa ay daganaan jirtey buulyar oo boqorka

ku ag nabnaan jirtay ,maallin maalmaha ka midda ayuu boqorkii amar ku bixinayaa,in la burburiyo buulkan yar ee ka fool xumeeyey  wajahadiisa,wuxuu u dirrayaa ciidamo,ciidamadiina way burburinayaan iyaddoo islaanta maqan,oon war ka hayn waxa ku dhacay buulkeedii yara!!!.

Markay gaadhay  gallabtii cadceeduna sii dhacaysay ayay islaantii yarayd oo tabaacana imanaysaa meesheeddii waxayse arkaysaa,buulkii oo bubursan oo la baabiyey,!!!waxay gudda gallaysaa siday u ogaan lahayd waxa ku dhacay buulkeedii yaraa waxase loo sheegayaa in buulkeedii yaraa  uu burburiyey boqorkii magaaladu.

Islaanta ma qaylinayso mana warwarayso,lakiinse waxay bilaabmaysaa sidday gacmaha sarre ugu qaadi lahayd,ilaahayna ugu ashkatoon lahayd,waxay odhanaysaa illaahoow anigoo maqan ayaa buulkaygii yaraa  la burburiyey,haddaan anigu maqnaa  adigu xageed joogtay??!!,isla markiiba wuxuu ilaah amrayaa,mallagu jibriil mallagu jibriilna wuxuu leeyahay lixboqol oo baad oo baadkastaaba leegyahay,cadceed ka dhaca iyo cad kasoo baxa,markaasuu ilaah amar kusiinaya inuu burburiyo qasriga boqortooyada malagu jibriilna wuxuu  ku  dhufanayaa garrabkiisa qasarigii boqorku lahaa dabadeed  waxay noqonaysaa baaba waxay la simaysaa dhulka.

Waxba ha dulmiyen haddaad awood leedahay,dulmigu cidhibtiisu waa shanlayn,indhahaagu way seexan,kii la dulmiyeyna wuu is ciili isagoo kusoo habaari isha illaahna ma seexato dhamaad,

Hamse riraash

hamse riraash <hamseriraash@hotmail.com

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories