Jamaal Cali Xuseen Oo Shacbiga Ugu Baaqay Inay U Diyaargaroobaan Inay Xukuumadda Ka Difaacaan Wareejinta Haamaha Shidaalka
Hargeysa(SLpost)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaradka ah ee Ucid jamaal Cali Xuseen, ayaa shacbiga reer Somaliland ugu baaqay hadii mooshin haamaha lagu wareejinaayo golaha wakiilada...
Guddoomiyahii Xisbiga Kulmiye ee Togdheer Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Qaabkii Xilka Laaga Qaaday Guddoomiye Muusena Ugu Baaqay Inuu Ka Laabto
Burco(SLpost)-Guddomiyii xisbiga Kulmiye ee gobalka Todheer ee dhawaan xilka laga qaaday Sahal Aadan ayaa guddoomiye Muuse Biixi xilka qaadistii uu ku samaayey ugu baaqay...
Dalxiiskii boorama
Markaad ku soo dhawaato magaalada Boorama ishaadu waxay ku dhacaysaa buuro dhaadheer oo gar ka gar sinta isku haya,bandarkana ku gadaama.Inta aanad magaalada soo...
Maraykanka Oo Iskudiyaarinaya Inuu Dib U Dajin Siiyo Toban Kun Oo Qaxoontiga Suuriye Ah
US(SLpost)-Madaxweyne Barack Obama ayaa waxa uu ugu baaqay Mareykanka in uu isu diyaariyo in uu sanadka soo socda aqbalo ugu yaraan 10,000 oo qaxooti...
Mo Farah iyo Mirqaanka Qaadka
London(SLpost)- Orodyahanka reer Somaliland ee u ciyaara Britain haystana Horyaalka Orodka Adduunka, Mo Faarax oo Warbaahinta Britain la hadlay ayaa sheegay inuu hal mar...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacbiga Ka Tacsiyeeyay Marxuum Sheekh Axmed Nuur Odawaa
TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Dr. Cusmaan Sheekh Axmed Nuux, isaga...
Berbera Iibkaa Ku Badan
Marka hore waxaan halkan ka salamayaa DHamaan bahda warbaahinta meelkasta oo ay joogaan , bacdal salaan waxaan kaloo salaamaya bahda jecel akhriska iyo qalinlayda. Magaalada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

