Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Ma Guurtida, Wakiilada ama Xukuumadaa hortaagan aqoonsiga Somaliland iyo Cadaalad la helo, mise Shacabka?

Qofwalba markuu xanuun dareemo waxuu xalkiisa u doontaa dhakhtarka ugu haboon, isla markaana u isticmaala daawada uu siiyo, sida loogu tilmaamay, haddaba, akhristow...

Buug Laga Qoray Halgamaa Faarax Oomaar Oo Hargeysa Lagu Soo Bandhigy

    Hargeysa(SLpost)-Buug laga qoray halgamaagii reer Somaliland ee Faarax Oomaar ayaa si balaadhan loogu soo bandhigay xaflad lagu qabtay hotel Guuleed magaaladda Hargeysa. Buugan oo lagu...

Hungary: Lacag hala siiyo deriska Suuriya

Hungary(SLpost)-Ra'iisul wasaaraha Hungary, Victor Orban, ayaa sheegay inuu ka doonayo dalalka kale ee xubnaha ka ah Midowga Yurub in ay lacag dhan 3 bilyan...

MAKKAH: Tirada Dhimashada iyo Dhaawaca Xujaajta oo sii korodhay iyo Waddamada ay u dhasheen qaarkood oo la shaaciyey (SAWIRRO)

Mecca (SLpost)- Ilaa Inta la ogyahay 107 Qof oo xujaaj ah ayaa ku geeriyooday in ka badan 230 oo kalena way ku dhaawacmeen gudaha...

Sheekh Aadan Siiro oo Ka Hadlay Sida Xukuumadu Uga Gaabisay Teerida Agoonta

Sheekh Aadan Siiro oo Ka Hadlay Sida Xukuumadu Uga Qaabisay Teerida Agoonta Somaliland iyo wax u qabshadooda https://youtu.be/mIA0x_IcCOc

85 Qof Oo Ku Dhintay Wiish ku Soo Dumay Xaramka

  Makka(SLpost)-Ugu yaraan 85 qof ayaa ku dhintay masaajidka weyn ee magaalada Makka kadib markii wiish uu ku dumay dhismaha masaajidka. Saraakiisha Sacuudiga ayaa sheegay in...

Weligaa belaayo ma ku heshay?!

  Caweys dhexe oo gudcur ah ayay ahayd. Dhulku waxa uu ahaa madow aan geedka iyo bahalka si fudud loo kala garan Karin. Waxa ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img