Qulqulka Qaxoontiga Suuriya Oo Wali Yurub Beegsanaya iyo Barakac Hor Leh Oo uu UN Ka Digeen
EU(SLpost)-Tiradii ugu badnayd ee dadka muhaajiriinta iyo qaxooti aha ayaa sabtigii u tallaabay dhanka dalka Hungary. In ka badan afar kun oo qof oo lugeynaya...
Gudoomiye Cirro iyo Baashe Waa Saaxiibo isku dheer, Haddi ay Maanta is yara Riix-riixeen Berrina way wada Qadayn doonaan iyaga oo Saaxiib ah!
Waxaa dad badani ay ilowsan yihiin in Qaranka Jamhuuriyada Somaliland uu yahay Qaran Qaangaadh ah oo Dimuqraadiyadiisu ay tahay mid ay ku duxday...
Marwo Edna Aadan Oo Lagu Daray Liiska Dadka U Sharaxan Abaal Marin Caalami Ah Oo Uu Baarlamaanka Yarub Bixiyo
Hargeysa(SLpost)-Marwo Edna Aaden Ismaaciil oo hore u ahayd wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, isla markaana ah shakhsiyad caalamiya oo u dhinaca caafimaadka haweenka iyo daryeelkooda...
Xisbiga shaqalaaha ee Britain oo hogaamiye cusub doortay
Uk(SLpost)-Xisbiga shaqaalaha ee Labour-ka ayaa hogaamiye cusub u doortay Jeremy Corbyn. Waxuuna hogaamiyahan cusub balanqaaday inuu xisbiga midayn doono. Guusha uu ninkan ka gaadhay inuu...
Hargeysa: Maxkamad Xukunno Adag ku ridday Haweenay Afkaar Qaldan ka faafisay Diinta Islaamka
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Degmada Hargeysa, ayaa xukun ku ridday haweenay lagu helay fal-dambiyeed kaga caddaatay maxkamadda Horteeda, taas oo ku saabsan khal-khalgelin iyo aragtiyo...
Baashe Maxamed Faarax Oo Ka Hadlay Sababta Uu Ka Bilaabmay Dagaalka Uu Cirro La Galay
Hargyesa(SLpost)-Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax, ayaa ka hadlay sababta ay isku gacan saareen gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro. Baashe Maxamed Faarax oo...
Suldaan Sanbayste iyo Siyaasiyiin Kale Oo Xukuumada Ku eedeeyay Dagaalkii Wakiilada
Suldaan Sanbayste iyo Siyaasiyiin Kale Oo Xukuumada Ku eedeeyay Dagaalkii Wakiilada https://youtu.be/VI39DHQ6Srg
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

