Sooyaalka Calanka Soomaaliya Ee Buluuga Ah
waxa jira dhawr doodood oo ku saabsan ciddii samaysay calanka buluuga ah ee ay wada lahaan jireen Soomaaliya iyo Somaliland, balse imika ku hadhay...
Guddoomiye Faysal oo Ka Hadlay Dagaalkii Shalay Dhexmaray Guddoomiyaha iyo Kuxeenka Wakiilada
Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ku dhexmaray golaha wakiilada guddoomiyaha iyo ku xigeenkiisa. Faysal waxa uu...
“Maaha markii ugu horaysay ee Baashe xumaanta waa caadayste…” Cali Guray
Hargeysa(SLpost)-Guddoomiye ku xigeenka sadexaad ee xisbiga Ucid Cali Guray ayaa guddoomiye ku xigeenka golaha wakiilada Baashe ku eedeeyay in loo soo dhiibay inuu ku...
Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Oo Dhexdhexaadin Ka Dhex Wada Shirgudoonka Wakiilada ee Is Farasaaray
Hargeysa(SLpost)-Odayaasha golaha guurtida ayaa bilaabay dhexdhexaadin laga dhex wado guddoomiye Cirro iyo kuxigeenkiisa is faro saaray Baashe. Guddoomiyaha golaha guurtida Saleebana Maxamuud Aadan ayaa labada...
Golaha Wakiilada Oo Fasax Galay,Gudoomiye Cirro Oo Aan Xafiiskiisa Soo Dhaafin iyo Waanwaanta Socota
Hargeysa(SLpost)-Golaha wakiilada ayaa galay fasax ilaa iida inagu soo foodka leh dabadeeda. Fadhigan maanta uu golahu yeeshay oo ahaa mid xasaasiyadiisa wata waxa aan gudaha...
Amiin Artis Oo Sawir Gacmeed Ku Muujiyay faadhkii Cirro iyo Ku XigeenkiiSa Baashe
Hargeysa(SLpost)-Dagaalkii gobalah wakiilada ku dhex maray gudoomiye Cirro iyo ku xigenekiisa baashe ayuu farshaxan amiin Caamir ka sameeyay sawir gameed.
Ciidanka Booliska Oo La Wareegay Xarunta Baarlamaanka Inta Badan Warbaahinta Dalkana Ka Hor Istaagay Galitaanka Golaha
Hargeysa(Slpost)-Ciidamda booliska ayaa isku gadaamay xarunta baarlamaanka Somaliland, waxaana halkaas ka horjoogsadeen intaa badan warbaahinta, waxaana la arkayay iyaga oo baadhaya qaar ka mid...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

