Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Qolfoof Aadame U Eke Ah Oo La Helay Iyo Dhaqanka Uu Noolahaasi La Wadaagayey Aadamaha Maanta Jira

ohannesburg (SLpost)- Waxaa dhowaan dalka Koonfur Afrika laga helay qolfoof aadame u eke ah oo loo malaynayo inuu ahaa noole dunidan soo maray oo...

Wadamada Sookoraya Oo Loogadigay Dulsaarka Bangiyada Maraykanka

  US(SLpost)-Bangiga adduunka ayaa u digay waddamada soo koraya inay isku diyaariyaan dhib dhaqaale markii Maraykanka uu kordhiyo lacagta dulsaarka. Bangiga dhexe ee Maraykanka ayaa qabanaya...

Maareeyaha Haamaha Shidaalka oo Sheegay In Aanay Cid U Dabafadhiisanayan Wareejinta Haamaha

  Berbera(SLpost)-Maareeyaha haamaha shidaalka Saleebaan Siciid Cali ayaa sheegay inay wareejinayaan haamaha shidaalka, isla markaasna aanay cidina ka hor istaagi karin. Waxa uu maareeye Saleebaan dhaliilay...

Guddoomiye Saleebaan Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Waan Waantii laga Dhexwaday Cirro iyo Baashe

  Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha golaha guurtida  Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay inay meel wanaagsan u marayso waan waanta laga dhex wado guddoomiye Cirro iyo kuxigeenkiisa Baashe. Waxa uu...

Lugooyada Jamaal, Lurta Cabdiraxmaan Iyo Lulashada Muuse!

Abuurida fursadaha siyaasiga ahi marba waxay leeyihiin heerar kala duwan kuwaas oo meertadu jaangooyn u tahay. Gaadhida hanka siyaasaddeed waa mid u baahan ka...

Faysal Oo Wadamada Geeska Afrika U Soo jeediyay Inay Dhaqaalaha iyo Waxbashada Isku Furaan

  Hargeysa(SLPost)-Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa ku taliyay in wadamada Geeska Afrika ay isku furaan Dhaqaalahooda iyo waxbarashadooda kuwaas oo haatan ay celinayaan xuduuduhu. Waxa uu...

Sawir Gacmeed Muujinaya Haamaha Shidaalka iyo Qoyska Madaxtooyada

Hargeysa(SLpost)-Farshaxanka Amiin Caamir ayaa sameeyay sawir ku saabsan haamaha shidaalka iyo qoyska madaxtooyada maamula oo doonaya inay ka sameeyaan lacag badan inta mudo xileedka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img