HomeWaana Inaad Wajahdaan Fursadaha Iyo Caqabadaha Hortiina Iman Doona!

Waana Inaad Wajahdaan Fursadaha Iyo Caqabadaha Hortiina Iman Doona!

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Maalmihii u dambeeyey waxa ka socday Gobolada Somaliland Munaasibado loogu dabaal degayey Kumanaan Arday oo ka qalinjabiyay Jaamacadaha dalka.

Ardaydaasi ayaa isugu jiray kuwo dhamaystay shahaadada koowaad (first degree) iyo ta labaad (postgraduate ama Master) oo ay kulliyado kala duwan ku qaateen mudo laba, sadex iyo afar sanadood ah, waxaana munaasibadaha qalinjabintooda kala soo qaybgalay masuuliyiinta qaranka ee (xukuumadd, Xisbiyo, iyo Golayaal Baarlamaan-ba) lahaa.

Waxaanad shucuur farxadeed aad ka dheehanaysay ardaydaasi qalinjabinaysay wajiyadooda, ka sokow bilicdooda waxa ay indhahaagu qabanayeen Arday kasta oo waalidiikii munaasibada usoo kaxeeyey si uu markhaati (witness) uga noqdo dhamaystika hawshii mudada sanadaha ahayd ee uu soo waday aakhirkiina uu ku guulaystay, maantana la joogo xiligii la bogaadin lahaa, loona hambalyeyn lahaa, laguna abaal marin lahaa wixii uu mutaystay.

Hadaba Qalinjabiye, hadday noloshu kow kuu tahay waxaana muhiim ah in aad maalin kasta daristo marka subax kasta Sariirta aad ka toostaan in aad wajahdo fursadaha iyo caqabadaha jira ee kaa hor iman doona si aad u gaadho hankaaga (Just make sure every day when you get out of the bed, despite the opportunity, despite the luck of opportunity, despite the obstacle you might come across).

Waxaynu ognahay oon la dafiri karin yaraanshaha fursadaha shaqo ee ka jira Somaliland, iyo heerka shaqo la’aanta Somaliland oo gaadhaysa in ka badan 75% sida lagu sheegay qiimayno dhawr ah oo laga sameeyey Somaliland.

Waxa lagama maarmaan ah in aad maskaxda ku hayso hadii aad saaxiib ka dhigato inaad joogtayso guusha iyo dedaalka, isla markaana aan lagaaga horayn fursadaha shaqo ee meel laguugu sheego inay ka banaan yihiin, waxa hubaal ah in aad guulo badan aad ka gaadhi doonto nolosha.

By A.A. Egeh

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories